SCANSOM oo Garowe ka bilowday barnaamij loogu magac daray bandhiga Faalada...
Garowe (Puntland Post):- Maktabada Daabacaada Buugaagta SCANSOM PUBLISHERS ayaa soo badhigtay buugaag cusub oo isugu jira maahmaahyo iyo gabayo uu qoray Gudoomiyaha Scansom Maxamed Shiikh Xasan....
View ArticleCiidamada Dowlada iyo Al-Shabaab oo isku bad-badalay gacan ku heynta Degmada...
Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceel-Waaq Ee Gobolka Gedo Ayaa waxa ay sheegayaan in Shalay Galinkii Dambe Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku heeynta degmadaasi. Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay...
View ArticleWasiirkii Warfaafinta Daacish oo la dilay
Dowlada Maraykanka ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah oo ay qaadeen xulafada ka dagaallamaysa Suuriya lagu dilay nin lagu tilmaamay inuu ahaa hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish, meel u dhow...
View ArticleMaxkamada Ciidamada Somalia oo xukuntay Afar ruux oo lagu eedeeyay Daacish
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowlada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan qeybta 60-aad, ayaa xukun min 10 sano oo xabsi ciidan ah ku riday maanta Afar ruux oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin...
View Article20 ka mid ah shaqaalaha Puntland oo helay waxabarasho dalka Ethiopia
Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay magacyada 20 qof oo ka mid ah shaqaalaha Wasaaraddaha,Madaxtooyada iyo Maxkamadaha...
View ArticleMaamulka Degmada Godobjiraan oo maanta la wareegay gaari boolis
Garowe (Puntland Post):- Gudoomiyaha Degmada Godob jiraan ee Gobolka Nugaal Yuusuf Geesa-weyne ayaa maanta la wareegey gaari boolis nooca loo yaqaano shabaqlaha oo ka mid ahaa afar baabuur oo loo soo...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo saaka kormeer aan caadi ahayn ku tegey...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 September, 2016 kormeer aan caadi ahayn ku tegey qaybo ka mid ah Wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa bannaan ee dawladda...
View ArticleQarax Qasaare Geeystay oo ka dhacay New York
Bratamaha Magaalada New York Gaar Ahaan Xaafada la yiraahdo Chelsea oo Ku Taala Degmada Mannhatta Ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi Fiidkii uu ka dhacay Qarax Qasaare Geeystau. Qaraxani oo Ay...
View ArticleDooni Soomaali Badan Siday oo ku Dagtay Xeebaha Dalka Talyaaniga
Warar Deg Deg Ah oo Ay Goordhow baahiyeen Warbaahinta Dalka Talyaaniga ayaa waxa ay Sheegayaan in Dooni Ay la socdeen Muhaajiriin Badan oo Soomaali ah ay ku dagtay Xeebaha Dalka Talyaaniga. Doonidaan...
View ArticleMuran ka taagan Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe
Muran xoogan ayaa ka taagan qaabka loo soo xulaayo xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hiiraan iyo sidoo kale Shabeelaha Dhexe loo dhisaayo. Qaar ka mid ah beelaha ku sugan shirka ka socda magaalaa...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Sagootiyay Guddiga Soomaliya u matalaya Maxkmada ICC
Madaxweynaha Dowada Federaalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa kulan Sagootin ah kula qaatay Ergo Dowlada Somalia ay u diray Maxkmada The Hague Ee Dalka Netherlands halkaasi oo...
View ArticleBeesha Caalamka oo soo dhaweeysay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Ee Soomaliya
Qaramada Midoobay , Midowga Afrika , Urur goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU) , Itoobiya , Talyaaniga , Sweden , Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa si wey u soo dhaweeyay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran...
View ArticleDagaalo ka dhacay deegaano hoos taga Buur Hakaba Ee Gobalka Baay
Dagaalo ayaa ka dhacay deegaano hoos taga Buur Hakaba, gobolka Baay. Dagaalada ayaa waxay salka ku hayaan dhul beereed lagu murmay. Dagaalada oo in dhawaale dhacayay ayaa u dhexeeya jilibyada beel weyn...
View ArticleMuranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya oo lagu wado in ay furto...
Muranka u dheexaya soomaliya iyo dalka kenya ee dhanka bada ayaa lagu wadaa in malinta bari ah ay maxakamada caalamiga ah ee kutaala the Hague, dalka Holland ay dacwad uga furanto. Dacwad ayaa sida...
View ArticleMid ka mid ah diyaaradaha Qaadka keena oo shil ku gashay degaanka Bardaale
Wararka ka imaanaya degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Diyaarad qaad siday ay saaka shil ku gashay garoonka diyaaradaha degmadaas, xilli ay caga-dhiganeysay. Sida ay soo warisay...
View ArticleSarkaal Milatariga Soomaaliya oo Qarax Lagu Dilay Muqdisho
Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ka dhacay Weerar ismiidaamin Ah oo La la eegtay Mid kamid ah Saraakiisha Sar Sare Ee Ciidamada Xooga Dalka somalia. Allaha u naxariistee Genera Maxamed Jimcaale Rooble...
View ArticleMadaxweynaha Dawlada Puntland oo mar kale kormeer shaqo oo kedis ah ku tagey...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa subaxnimadii hore ee saaka 18 September, 2016 kormeer shaqo oo kedis ah ku tegey qaybo ka mid ah Wasaaradaha dawladda Puntland....
View ArticleGuddiga dib u dhiska Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug oo ka warbixiyey...
Guddiga dib u dhiska Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug ayaa maanta ka warbixiyey dhaqaalihii ilaa iminka soo gaaray, kaasoo uga yimid Jaaliyadaha Dibada iyo Shaqsiyaad. Ugu horayn waxaa ka warbixisay...
View ArticleBosaso 60 Darawal oo u tartamay gaadiidka wadada Ceel-daahir iyo Ceergaabo
Bosaso (Puntland Post):- Guddiga ku hawlan dhisamaha wadada Ceel-daahir iyo Ceergaabo ayaa Boosaaso imtixaan kaga qaaday 60 dareewal oo tartan u gelay kaxaynta gaadiidka kala duwan ee looga shaqeynayo...
View ArticleDoorashada maamulka degmada Dongoroyo oo qabsoomaysa talaadada
Magaalada Dongoroyo ee Gobolka Nugaal Dongoroyo (Puntland Post):- Waxaa laga dareemayaa magaalada Dongoroyo oo ka tirsan Gobolka Nugaal qaban qaabada loogu jiro soo dhisida gollaha deegaanka iyo...
View Article