Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa Goordhow ka soo Dagay Garoonka Muqdisho,
Wafdiga Wadaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed ayaa si balaaran loogu soo Dhoweeyay Garoonka Muqdisho waxaana soo dhoweeyntiisa ka qeeybgalay masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya, Musharixiin, Qeeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Muqdisho.
Waxaa xusid Mudan in loo diiday in Wariyaasha ku dhaqan Muqdisho ay Gudaha u galaan Garoonka si ay u soo gudbiyaan Wararka la xariira imaatinka Sh.Shariif.
Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa Dad badan waxa ay ku tilmaamaan in uu ka mid yahay musharaxiita ugu cad cad ee la tartami kara Xasan Sheekh Maxamuud.
Muqdisho ayaa waxaa ka bilaabaneeysa Loo lan Adag oo Dhanka Doorashada ku aadan.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
PUNTLAND POST
The post Musharax Sheekh Shariif Axmed oo soo gaaray Muqdisho appeared first on Puntland Post.