Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga doorashada heer Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray

Garowe (Puntland Post):- Guddiga doorashada Soomaaliya ee heer Puntland oo maanta shir jaar’id  ku qabtay xarunta hay’adda PDRC ee magaalada Garowe ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan adkaynta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PHA iyo GIZ oo maanta daboolka ka qaaday Sanduuqa tartanka dhismaha wadada...

Garowe (Puntland Post):- Hay’adda wadooyinka Puntland ee PHA iyo Hay’adda GIZ ee dalka Jarmalka ayaa maanta Garowe ku daahfuray wajiga kowaad ee tartanka qandaraaska dayactirka 80 Km oo kamid ah wadada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda Haweenka Puntland oo lix gabdhood waxbarasho ugu dirtay dalka Hindiya

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta xafiiskeeda ugu samaysay kulan sagootin ah lix gabdhood oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Gaalkacyo oo bilaabay qorshe lagu diiwan gelinayo goobaha ganacsiga

Dowlada hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa waxa ay bilowday qorshe lagu diiwaan gelinayo goobaha ganacsi ee magaalada galkacayo. iyadoo goobahaasi laga buuxinayo waraaqo ay ku qoran yihiin su’aalo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo degmada Dangorayo kaga qayb galay doorashada Golaha...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  oo maanta  21 September, 2016 safar shaqo oo gaaban ugu amba baxay Degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa si weyn ugu soo...

View Article


Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo Baydhabo Gaaray

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa Gaaray wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh.Cismaan Jawaari. Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si aad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Sheekh Shariif Axmed oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa Goordhow ka soo Dagay Garoonka Muqdisho, Wafdiga Wadaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed ayaa si balaaran loogu soo Dhoweeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Xukuumadda Puntland oo ka hadlay kala wareejinta Badeecadaha ee Gaalkacyo

The post Golaha Xukuumadda Puntland oo ka hadlay kala wareejinta Badeecadaha ee Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid oo Amray in la dhowro Xuquuqda Musharaxiinta

Warsaxaafadeed Ka soo baxay Xafiiska Ra’isilwasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa Laamaha Amniga Dowlada Somalia lagu amray in ay Dhoowraan Xuquuqda Musharixiinta u tartamaya xilka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Haweenka Puntland oo la kulantay haweenka u sharaxan baarlamanka...

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa kulan casho sharaf ah ugu samaysay magaalada Garowe inta badan xubnaha ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysal wasaare Cumar Cabdirashiid oo su,aalo lagu waydiiyay Garowe

Garowe (Puntland Post):- Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa uga qayb galay magaalada Garowe kulan su,aalo ay ku waydiinayaan bulshada rayidka oo ay soo qaban qaabisay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nasashada Jimcaha Garowe international Airport

PUNTLAND POST ayaa ku rajo weyn inay saacadaha soo socda dadweynaha usoo gudbiso warbixin maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan halka ay mareyso shaqada garoonka diyaaradaha magaalada Garowe,Balse hadda...

View Article

Daawo halka uu marayo Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe

Ka dib booqasho gaaban oo uu maalintii shalay ku tagay Garoonka Diyaaradaha Garowe Wariyaha Puntland Post Abshir Xaaji Cabdulaahi (Abshir Dhiirane) waxa suurto gashay inuu dadweynaha uga soo tabiyo...

View Article


Farmaajo oo Muqdisho ku Soo Wajahan

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ahna musharax u taaqan qabashada xilka madaxtinimo ee Somalia ayaa lagu wadaa in uu soo Gaaro Magaalada Muqdisho. Qaban qaabo...

View Article

Raali galin Been laga faafshay Sureer Abshir Hamaan

Puntland Post waxay raali galin ka bixinaysaa war been abuur ah oo saxaafaddu ka qortay Ambasador Sureer Abshir Muuse Hamaan , kaas oo lagu sheegey in Madaxweynaha Puntland u magacaabay safiir u...

View Article


Afar haween ah oo lagu dilay dalka Maraykanka

Afar ruux oo haween ah ayaa lagu dilay weerar toogasho ah oo ka dhacay goob laga dukaameysto oo ku taal Burlington oo ka tirsan Gobolka Washington ee dalka Maraykanka sida ay xaqiijiyeen Booliiska...

View Article

Haweenay jirta 25- oo Madax ka noqotay magaalo ku taal dalka Nigeria

Haweeney dadeedu ay tahay 25 jir ah ayaa loo magacaabay madaxa maamul maxali ah oo ku yaala gobol muslimiintu u badan yihiin oo ku yaala woqooyiga Nigeria. Hindatu Umar ayaa noqoneysa qofkii ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Cali Xaaji Warsame oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe

Garowe (Puntland Post):- Cali Xaaji Warsme oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garowe, waxaana ka qeybgalay soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Godobjiraan oo walaac ka muujisay go,aan kasoo baxay Wasaaradda kaluumaysiga...

Godobjiraan (Puntland Post):- Waxaa maanta ku kulmay magaalada Godobjiraan ee Gobolka Nugaal Maamulka Degmada iyo Iskaashatada Badda Degmadaas, ka dib markii dhawaan ay soo saartay Wasaaradda...

View Article

Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliyeed oo sheegay in heshiiskii MOU 2009 uu...

Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliyeed Dr Axmed Cali Daahir oo goob joog ka ahaa dhagaysiga maxkamada Cadaalada Aduunka muranka Badda u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa faah-faahiyey heshiiskii MOU ee...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>