Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Maxamed Cabdi Afey oo Loo Magacaabay Ergeyga QM u Qaabilsan Arrimaha Qaxootiga Soomaaliya

$
0
0

War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Denjire Maxamed Cabdi Afey oo haatan ah Denjiraha Urur Goboleedka IGAD in loo magacaabay Ergeyga Cusub Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Qaxootiga Soomaaliya.

Danjire Maxamed Cabdi Afey oo hada haya xilka Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ayaa loo magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga Soomaaliya, isagoo ka shaqeyn doono dadaalka dib usoo celinta qaxootiga iyo xal u helida magangalyada dadka qaxootiga heer Qaran iyo heer Gobolba.

Howlaha laga sugaayo Ergeyga  Cusub ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Qaxootiga Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi ayaa waxaa kamid ahaa sidii loo mareyn lahaa qaxootiga Soomaliyeed ee kasoo laabanaya Xeryaha Qaxootiga dalka Kenya.

PUNTLAND POST

The post Maxamed Cabdi Afey oo Loo Magacaabay Ergeyga QM u Qaabilsan Arrimaha Qaxootiga Soomaaliya appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>