Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Askari Kenyan ah oo Al-Shabaab Gacanta ugu jira oo Fariin soo diray

Loanard Maingi Kiiyo Askari lagu magacaabo Loanard Maingi Kiiyo oo ka tirsan ciidamada milateriga Kenya  oo Ururka  Al-Shabaab  ay ku qabteen weerarkii Ceel Cadde ayaa fariin muuqaal ah oo uu soo diray...

View Article


Xeer Ilaaliyaha qaranka “Guul bey kusoo dhamaatay Maxkamada Somalia iyo Kenya...

Xeer ilaaliyaha qaranka Somalia Axmed Cali Daahir oo Maanta dib ugu Soo Laabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ayaa faah faahin ka bixiyay Natiijadii ka soo Baxday murankii Dhanka Badda ee u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda Qorsheynta Puntland oo dejisay qorshe saddex sano ah

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay magaalo madaxda Puntland ee Garowe Shir xog isweydaarsiya oo u dhaxeeya Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga iyo Hay,addaha Caalamiga ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo ugu baaqay odayaasha inay soo xulaan Xildhibaano lagu aamini karo...

The post Puntland oo ugu baaqay odayaasha inay soo xulaan Xildhibaano lagu aamini karo masiirka shacabka appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha wasiirada Somalia oo ka hadlay moowqifkooda Duqeeyntii Mareykanku uu...

Kulankii Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya maantay oo taariikhdu tahay 29 September 2016 ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Shacabkii iyo Ciidamada Daraawiishta ee Dowlad Goboleedka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sureer Abshir Muuse oo Garowe uga dhawaaqday Musharax Xildhibaan Soomaaliya

Musharax Sureer Abshir Hammaan Garowe (Puntland Post):- Waxaa galinkii danbe ee maanta ka qabsoomay magaalada Garowe  xaflad lagu shaaciyay musharaxnimada Sureer Abshir Muuse oo horey Dowladii dhexe ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada Muqdisho oo Imtixaanka Ogolaanshaha ka qaaday Ardeyda Cusub.

Ardayda iska diiwaangalisay Jaamacada Muqdisho xarunta Boosaaso ayaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 29/09/2016, u fariistay imtixaanka ogolaanshaha ee ka mid noqoshada Jaamacada sanad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

250 Arday cusub ah oo ku biiray Jaamacadda Bosaso

Garowe (Puntland Post):- Waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Jaamacadda Bosaso University imtixaanka aqbalaada ardayda cusub ee sanad jaamacadeedka 2016-2017 kaas oo ay u fariistaeen ardaydii dhawaan kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mareykanka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo beeniyay in la dilay Askar ka...

Garowe (Puntland Post):- Dowladda Mareykanka ayaa beenisay  in lagu dilay askar ka tirsan ciidanka Galmudug weerar cirka ah oo ay ka fulisay duleedka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug sida lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Degmada Godob-jiraan Gobolka Nugaal oo ka farxiyay caruurta agoonta ah

Godobjiraan (Puntland Post):- Gudoomiyaha Degmada Godobjiraan ee Gobolka Nugaal Yuusuf Maxamed Faarax ayaa ka farxiyay in ka badan 100 caruur agoon ah iyo barakacayaal ku nool halkaas ka dib markii uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo maanta sagootisay ardey deeq waxbarasho ka heshay dalka Sudan

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre Dowlada Puntland ayaa galabta sagootisay 14 arday oo deeq waxbarasho ka heshay dalka Suudaan, waxaana kasoo qeyb galay madasha lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Bosaso oo heshiis la saxiixday Urur waxbarasho Dalka Kuwait

Bosaso (Puntland Post):- Jaamacadda bosaso oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaala Puntland ayaa magaalada Bosaso kula saxiixatay heshiis waxbarasho Ururka horumarinta waxbarashada oo fadhigiisu yahay Dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bangiga AMAL oo Gaalkacayo ku qabtay munaasabad uu ku shaaciyey adeegyo cusub

Bangiga amal ayaa ku qabtay magaalada galkacayo munaasabad uu ku daahfuraayay adeega online banking oo ah adeeg casriga oo bankigu ku soo kurdhiyay adeegyadiisa. munaasabadaan oo ay daadihinaayen...

View Article


Maxamed Cabdi Afey oo Loo Magacaabay Ergeyga QM u Qaabilsan Arrimaha...

War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Denjire Maxamed Cabdi Afey oo haatan ah Denjiraha Urur Goboleedka IGAD in loo magacaabay Ergeyga Cusub Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha...

View Article

Midowga Yurub oo Cambaareeysay Dib u Dhaca Doorashada Somalia

Wakaaladda wararka u fidisa wadanka Kuwait ee Kuwait News Agency (KUNA) oo soo xigatay mas’uuliyiin katirsan midowga Yurub ayaa sheegtay in midowga Yurub uu ka digay dib udhac markale ku yimaado...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Ciidamo ka socda Turkiga oo ku soo...

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka Hadlay Ciidamada ka Socda Turky-ga ee imaanaya Gudaha Magaalada Muqdisho si ay tababaro u siiyan Ciidamada kala duwan ee Dowlada Soomaliya....

View Article

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qarax Ismiidaamin ah Ayaa Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya , Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay meel aan sidaasi uga fogeeyn Xarunta Taalada Xaawo-Taako Ee Magaalada Muqdisho....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah Faahin qarixii Maanta ka dhacay Muqdisho

Faah Faahino Dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso qasaarihii ka dhashay Qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaraxaan ayaa ka dhacay Maqaaxi ay isugu yimaadaan dadka qurbo joogta ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha South Sudan oo Warqadihii Safiirnimo ka Gudoomay Safiirka...

Madaxweynaha Koonfurta dalka Suudaan Salva Kiir Mayardit ayaa warqadihiisa aqoonsi Safiirnimo ka Gudoomay Danjiraha Somalia u Fadin doona dalkaas. Munaasabad si heer sare  loo soo agaasimey kana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

 Madaxweynaha Gal-Mudug oo Joojiyay Dhamaan Howlihii Maamulkaasi

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug  C/kariin Xuseen Guulleed ayaa Lagu sheegay in laga bilaabo Taariikhda oo maanta ku beegan 1/10/2016 In la hakiyay dhamaanba Howlihii...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>