Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dagaal goor dhawayd ka qarxay Gaalkacyo

$
0
0

Gaalkacyo (Puntland Post):- Waxaa goor dhawayd ka qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo dagaal culus oo u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland.

Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu ka duwan yahay kuwii horre dagaalka goor dhawayd ka qarxay Gaalkacyo , Islamarkaana ay ka qeyb qaadanayaan hubka cul culus iyo ciidamada lugta ee Elfantariga loo yaqaano.

Faahfaahin rasmiya lagama hayo sababta dib usoo cusboonaysiisay dagaalkan iyo khasaaraha ka dhashay.

Kala soco faahfaahin dheeri ah PUNTLAND POST

The post Dagaal goor dhawayd ka qarxay Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>