Daawo doorashada Aqalka Sarre oo lagu soo gaba-gabeeyay Garowe
Garowe (Puntland Post):-Waxaa hoolka Barlamanka Puntland ee magaalada Garowe, lagusoo afmeeray doorasho waqti badan qaadatay oo loogu codaynayay murashaxiinta xubnaha u tartamaya Aqalka sare ee...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo Soo Dhoweeyay Doorashadii Aqalka Sare Ee Maamulada dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeeyey Madaxda iyo Baarlamaanada Dowladda Gobolleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland...
View ArticleWasaaradda Waxbarashada Puntland oo mashaariic ka bilowday Bur-saalax
Xarfo (Puntland Post):- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarshada Puntland Maxamed Cali Faarax iyo Agaasimaha guud ee Wasarada Maxamed Cabdulqaadir Cismaan ayaa kormeer ku tegay dugsiga sare ee Xarfo...
View Articlein Kabadan 6 Ruux oo ku Dhimatay qarax ka dhacay Buur-Hakabo
Qaraxaan oo u muuqaday mid Horay loogu sii diyaariyay Maqaaxi ku taala baramaha Degamada Buur-hakabo Ee Gobolka Baay Koonfurta Somalia. Qaraxaan Ayaa waxaa ku Naf waaysay 6-ruux oo iskugu Jiray Dad...
View ArticleAMAL GROUP OO BOSASO KU SOO BANDHIGTAY SHIRKAD ISGAARSIINEED OO LAGU...
Munaasabad lagu Daahfuray Shirkadda Amtel, isla markaana lagu soo Bandhigay Adeegyo Casri ah oo uu soo kordhiyay Bangiga Amal, ayaa ka dhacday magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland....
View ArticleUgaaska Beesha Xawaadle oo shuruudo ku xiray tagida Jowhar
Garowe (Puntland Post):- Waxaa ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble.. Ujeedada socdaalka...
View ArticleAl-Shabaab oo 3 Ruux ku Goowracday Jubbada Dhexe
Wararka ka imaanaya Degmada Saakow ee Gobolka Jubada Dhaxe ayaa ku waramaya In maamulka Al-shabaab ee deegaankaas in fagaaro ku yalaa halkaa ay ku toogteen 3-nin oo iyaga ka tirsanaa. Al-Shabaab ayaa...
View ArticleWasiirka Arimaha Gudaha Somalia oo Ka hadlay Dagaalada Gal-kacyo
C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Somalia oo La hadlay Warbaahinta Dowlada ayaa ka hadlay Dagaalada ka soconayo Magaalada Gal-kacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug. Wasiir...
View ArticleWasiir Katirsan Maamulka Galmudug oo is Casilay
Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Bay’adda Dhirta iyo Daaqa ee Dowlad Gobaledka Galmudug, Abdi Fatah Mohamud Ahmed ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaas. Abdi Fatah mohamud Ahmed oo la hadlay...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Quraac sharaf u sameeyey Xubnaha Aqalka Sare
Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna ku-simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 22 October, 2016 quraac sharaf u sameeyey xubnaha aqalka sare ee...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Jowhar
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/dhexe. Madaxweyna ayaa ka qayb galaya munaasabada...
View ArticleHambalyo: Dawladda Puntland oo dhambaal Hambalyo ah u dirtay Maamulka Cusub...
The post Hambalyo: Dawladda Puntland oo dhambaal Hambalyo ah u dirtay Maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle appeared first on Puntland Post.
View ArticleDagaal goor dhawayd ka qarxay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Puntland Post):- Waxaa goor dhawayd ka qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo dagaal culus oo u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland. Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu ka duwan yahay...
View ArticleHay’adda astaynta maamul wanaaga & la dagaalanka musuq-maasuqa oo Bosaaso...
Bosaaso(Puntland Post)-Hay’adda astaynta maamul wanaaga iyo la dagaalanka muq-maasuqa Dawlada Puntland ayaa magaalada Bosaaso ee xarunta Gobalka Bari ku qabatay tababar la xiriira Maamul wanaaga iyo...
View ArticleWasaaraada Haweenka Puntland oo sagootisey Wakiil-kii UN Women.
Garowe (Puntland Post):- Masuuliyiinta Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland ayaa galinkii danbe ee maanta ugu qabtay magaalada Garowe kulan sagootin ah Wakiilkii horre ee Hay,adda UN...
View ArticleFaahfaahin Xogta iyo Khasaaraha dagaalkii maanta Gaalkacyo.
Gaalkacyo (Puntland Post):- Ka dib dagaal aad u qaraar oo maanta galbeedka iyo Koonfurta Gaalkacyo ku dhex maray Ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug ayaa wararka kasoo baxaya sheegayaan inuu...
View ArticleMilan oo Guul muhiim ah ka Gaartay Juventus
Locatelli Kooxda Ac Milan ayaa garoonka cabsida badan ee San Siro 1-0 ku garaacday Marwada duqda ah ee Juventus kulan ka tirsanaa horyaalka Talyaaniga ee Seria A. Manuel Locatelli ayaa ahaa dhaliyaha...
View ArticleMajaajileeyste Soomaaliyeed oo Caan ah oo ku Geeriyooday Kampala
Alla ha u naxariistee waxaa Magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda ku geeriyooday Marxuum C/salaan Yuusuf Jiimi oo ka mid ahaa jilayaasha ku caan baxay Riwaayadaha Banaadiriga, oo mudooyinkii ugu...
View ArticleAl-shabaab oo La wareegay Deegaan Muhiim ah Gobolka Hiiraan
Ciidamada Al-shabaab ayaa la wareegay deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan kadib markii Ciidamada Ethopia iyo kuwa dowlada Soomaliya oo mudooyinkii dambe halkaas ku sugnaa ay isaga baxeen. Boqolaal ka...
View ArticleJubbaland oo Bilaabaysa Doorasha Aqalka Hoose ee Barlamaanka Soomaaliya
Musharixiinta u taagan Aqalka hoose ee barlamaanka Dowladda Federaalka Somaaliya uma talidoona Maamulka Jubbaland ayaa lagu wadaa maanta in ay u gudbiyaan Araajidooda Guddiga Doorashooyinka....
View Article