Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Jubbaland oo Bilaabaysa Doorasha Aqalka Hoose ee Barlamaanka Soomaaliya

$
0
0

Musharixiinta u taagan Aqalka hoose ee barlamaanka Dowladda Federaalka Somaaliya uma talidoona Maamulka Jubbaland ayaa lagu wadaa maanta in ay u gudbiyaan Araajidooda Guddiga Doorashooyinka.

Musharixiinta ayaa laga rabaa shuruudo ay ka midyihiin in uu yahay muwaadin Soomaali ah jira ugu yaraan 25 sano, in uu haysto shahaadada Dugsi Sare ama Khibrad u dhiganta, in ay san maxkamadi danbi ku xukumin 5 sano ee ugu danbaysay, iyo in uu bixiyo $5,000 hadii uu ragyahay ama $2,500 haddii ay dumar tahay.

Kadib markaay Guddiga Doorashooyinka ansixiyaan musharixiinta ayaa waxaa loo gudbi doonaa doorashada Ergada u codeyn doonta Xildhibaanka oo ah 51 Ergo.

PUNTLAND POST

The post Jubbaland oo Bilaabaysa Doorasha Aqalka Hoose ee Barlamaanka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>