Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22749

Qarax Qasaare Geeystay oo ka dhacay Dalka Turkiga

$
0
0

Wararka laga helayo dalka Turkiga ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax Qasaare Geeystay oo loo adeegsaday Gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo Buuxiyay uu ka dhacay Dalkaasi.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Meel Ay Saldhig ku lahaayeen Ciidamada Booliska ee Dalka Turkiga gaar Ahaan Magaalada Kurdiyiinta.

Xaafada  Diyabakir  oo Ah Xaafad Ay u badanyihiin Dadka Kurdiyiinta ayuu Qaraxani ka dhacay Waxaana ku Dhintay Hal Qof ku Dhowaad 30-kalena waa ay ku Dhaawacmeen.

 

Qaraxa ayaa Bur Buriyay Goobo Dhismooyin ah oo ay Dadka Rayidka ah Daganaayeen Ee gudaha Wadankaasi.

Hoos ka daawo Sawirada.

1 2 3 4

PUNTLAND POST

The post Qarax Qasaare Geeystay oo ka dhacay Dalka Turkiga appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22749

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>