Gudiga dib u dhiska isbitalka guud ee magaalada Gaalkacyo oo soo bandhigay...
Gudiga dib u dhiska isbitalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay halka ay marayso hawlaha isbitaalka iyo lacagihii ay gudoonsiiyeen jaaliyadaha kala duwan. Gudoomiyaha gudiga dib u dhiska...
View ArticleReal Madrid oo Layaab kala Kulantay Legia Warszawa iyo Natiijooyinkii...
Kooxda Real Madrid ayaa la yaab kala kulantay kooxda Legia Warszawa kulan ka dhacay Stadium Polish Army oo ka tirsanaa heerka guruubada Chempions League-ga, ka dib markii ay galeen barbar-dhac 3-3 ah....
View ArticleWasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo tababar u soo xirtay Madax...
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland ayaa maanta 3 November 2016 tababar muddo lix cisho ah soconayey u soo xirtay Madax qaybeedyada Qiimaynta iyo daba-galka...
View ArticleKulan soo dhaweyn ah oo Garowe loogu qabtay Madaxda Rugaha Ganacsiga Soomaaliya
Garowe (Puntland Post):-Maamulka Rugta Ganacsiga Gobolka Nugaal iyo Qaar ka mid ah ganacsatada ayaa xalay ugu sameeyay magaalada Garowe kulan casho sharaf ah oo masuuliyiin ka socda Dowlada...
View ArticleHay’adda Astaynta maamul wanaagga Puntland oo wada shaqayn dhow la bilowday...
Garowe (Puntland Post):- Wafti uu hogaaminayo Agaasimaha Hay,adda Astaynta iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa Dpwlada Puntland Cabdiraxmaan Cali Guureeye ayaa uga qeyb galay dalka Kenya kulamo aqoon...
View ArticleDooni Ay la socdeen in ku Dhow 300 oo muhaajiriin oo ku Dagtay Xeebaha Liibiya
Inta la xaqiijiyay 239-qof muhaajiriin ah ayaa ku dhimatay Badda Mediterraneanta ee xeebaha dalka Libya kadib markii doonidii ay la socdeen ay dagatay. Hay’adda muhaajiriinta Qaramada Midoobay ayaa...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo soo dhaweeyey heshiiskii Abuu Dhabi ay ku gaareen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland...
View ArticleQarax Qasaare Geeystay oo ka dhacay Dalka Turkiga
Wararka laga helayo dalka Turkiga ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax Qasaare Geeystay oo loo adeegsaday Gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo Buuxiyay uu ka dhacay Dalkaasi. Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Meel...
View ArticleXiisad Colaadeed oo ka Taagan Beled-Xaawo
Wararka ka imaaanaya degmada b/xaawo ee gobolka gedo ayaa ku waramaya in maanta xiisad ay ka jirto qeybo kamid ah gudaha degmada b/xaawo ee gobolka gedo Nabadoon idirs aadan nuur oo kamid ah...
View ArticleCilmi Baaris Lagu Sameeyey Noocyada Musuq-Maasuqa Puntland
Garowe(Puntland Post):- Waxaa hoolka shirarka jaamacadda Puntland State University (PSU) lagu soo bandhigay buug ka hadlaya noocyada musuq-maasuq ee ka jira deegaanada Puntalnd. Buugaan ka hadlaya...
View ArticleNadwo Lagaga Hadlayey abaaraha iyo Colaada ka jirta wadanka oo lagu qabtay...
Boosaaso,(Puntland Post):-Waxaa Masjidka Weyn Al- Rowda Boosaso Lagu Qabtay Nadwo Kooban oo aad Muhiim u ah . Nadawadaa oo ay qayb galeen Qaarka Mid ah Culimada ugu caansan Soomaaliyed ee Ku sugan...
View ArticleDabley hubaysan oo caawa weerartay Ergooyinka jooga Garowe.
Garowe (Puntland Post):- Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ayaa sheegaya inay caawa weerar ku qaadeen dabley hubaysan mid ka mid ah hotelada ay degan yihiin Ergooyinka la qorsheynayo inay...
View Article64 ka mid ah Ergeda beesha Warsengali oo ka baxay Doorashada Garowe
Garowe (Puntland Post):- Nabadoono,Caaqilo, Musharaxiin iyo 64 ka mid ah Ergeda beesha Warsengali ayaa caawa ku dhawaaqay inay ka baxeen doorashada beri ay ugu codeyn lahaayeen magaalada Garowe...
View ArticleMadaxweynaha Hirshabelle oo ku Dhawaaqay Xubnaha u Tarmaya Aqalka Sare
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle mudane Cali C/laahi Osoble ayaa ku dhawaaqay Magacyada Musharixiinta Xubnaha Aqalka ee dalka ee ka imaanaya deeganada Maamulka Hirshabeelle. Tirada Musharaxiinta...
View ArticleQM oo Sheegtay in Al-Shabaab ay Qatar ku yihiin Amniga Doorashada Dalka
Qaramada Midoobay warbixin ay soo saartay ayay ku sheegtay in xarakada Al-shabaab ay tahay weli Qatarta ugu weyn ee jirta islamarkaana ay awood u leeyihiin in ay qaadaan weeraro waaweyn. Kooxda...
View ArticleCali Yusuf Cali Xoosh oo Noqday Xildhibaankii ugu Horeeyey Aqalka Hoose ee...
Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee loo doorto Aqalka hoose ee Barlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho ka dhacday Garowe oo ay codeynayeen 51 Ergo. Cali...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka
Muqdisho-(PP)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka oo maanta ka bilowday Garoowe, xarunta Dowlad Goboleedka...
View ArticleDibad Bax Looga Soo Horjeedo Xasan Sheekh oo Ka dhacay Guri-Ceel
Wararka Naga soo Gaaraya Magaalada Guriceel Ee Gobolka Gal-Gaduud ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Magaalada Guriceel uu ka dhacay Dibad Bax Balaaran. Dibad Baxaan Ayaa waxaa looga soo Horjeeday Xasan...
View ArticleGarowe:- Cabashada Musuq maasuqa doorashada Aqalka Hoose Daawo
Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta oo sabti ah ka bilowday magaalada Garowe Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Puntland u matali doona Baarlamanka Soomaaliya, Waxaana bar bar socota cabasho si...
View ArticleXILDHIBAANO KA TIRSAN BARLAMAANKA PUNTLAND OO BOOQDAY XARUMO MIHIIM AH OO KU...
Wafti Xildhibaano ah oo uu hogaaminayey Gudoomiye kuxigeenka Xuquuqul Insaanka Puntland Nuuradiin Cabdirishiid Cali sharmaake oo kusugan magaalada Boosaaso. Wafdigan ayaa booqday xarumo kala duwan...
View Article