Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Gudoomiye Jawaari oo ku soo Baxay Kamid Noqoshada Aqalka Hoose ee Soomaaliya

$
0
0

PP- {Baydhabo} War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay Sheegayaan in uu Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu helay Korsigiisa kamid noqoshada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Prof Jawaari ayaa helay Codad gaaraya 45 Cod si uu ugu mid noqdo Baarlamaanka Soomaaliya ee soo socda .

Dad badan ayaa saadaalinaayay in Jawaari oo markale ku soo noqon doono Jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa halkaasi ku soo dhamaaday hankii Shariif Xasan Haddii uu Jawaari Markale uu noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Waa sida ay saadaalinayaan Qaar kamid ah Siyaasiin Soomaaliyeed.

PUNTLAND POST

 

The post Gudoomiye Jawaari oo ku soo Baxay Kamid Noqoshada Aqalka Hoose ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>