Doorashada Madaxweynaha Mareykanka oo Maanta Bilaabaneysa
Waxaa maanta dalka Mareykanka ka dhaceysa dorashada Madaxweyninimo ee dalkaasi mareykanka oo ay ku loolamayaan Donald Trump iyo Hillary Clinton. Isku soo baxayo loogu diyaar-garoobay Dorashada ayaa...
View ArticleDoorashada Xubnaha Aqalka Sare iyo kan Hoose oo Ka Bilaabaneysa Qaar kamid ah...
Maanta oo Talaado ah waxaa Magaalooyinka Dalka qaar kamid ah ka bilaabanaya Doorashada xubnaha Aqalka sare iyo kan Hoose ee Dowlada soo socoto ee Soomaaliya. Magaalooyinka Baydhabo, Kismaayo iyo Jowhar...
View ArticleDagaal ka socdo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug
PP- (Gaalkacyo) Wararka hadda naga soo gaarayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu hadda ka soconayo Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo kuwa...
View ArticleIbraahin Yaroow oo Noqday Xildhibaankii ugu horeeyay Ee ka yimaada Koonfur...
PP- (BAYDHABO) Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Waxaa hadda ka socdo Doorashada Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed uga imaanaya Dowlada Somalia. Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow...
View ArticleGudoomiye Jawaari oo ku soo Baxay Kamid Noqoshada Aqalka Hoose ee Soomaaliya
PP- {Baydhabo} War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay Sheegayaan in uu Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan...
View ArticleClinton ooTrump kaga horeeysa Doorashada Dalka Mareeykanka
Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota. Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga...
View ArticleDaawo Abaar kulul oo ku dhufatay Baadiyaha Gobolka Nugaal
Garowe (Puntland Post):- Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa soo bandhigaysa sawiro muuqaal ah oo ka turjumaya heerka abaarta ka jirta deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Nugaal kuwaas oo aynaan roobabkii...
View ArticleShir looga hadlayo Qorsheyaasha Mashruuca CIP oo ka furmay Nairobi
Shirkaan oo ku saabsan diyaarinta Qorsheyaayasha Mashruuca Tayeynta Shaqaalaha(Capacity Injection Project CIP) ee qaybta Puntland Sannadka 2017 ayaa ka furmay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya....
View ArticleTrump oo si Layaab leh uga Kor maray Clinton
Musharaxa Madaxweynaha Dalka Mareykanka Trump ayaa hadda ka sare maray Clinton isga oo heystay Codad gaaraya 222 Cod iyada oo Clintona ay Heeysato 209 Cod. Dad badan oo taageersanaa Clinton ayaa hadda...
View ArticleIlhan Cumar oo ku guuleysatay Aqalka wakiilada Minnesota
Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali Mareykan ah ayaa ku guuleysatay Aqalka wakiilada Minnesota ee dalka Maraykanka. Ilhaan Cumar ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo Muslim, muhaajir Mareykan ah oo...
View ArticleTrump oo ku Guuleeystay Doorashada madaxtinimo ee Mareykanka
Doland Trump ayaa ku guuleystay Doorashada Madaxtinimo ee Dalka Mareykanka waxaana uu ka Guuleystay Henry Clinton oo la tartameysay. Trump ayaa helay codad gaaraya 276 Cod, halka Clinton ay ku...
View ArticleGaadiidka AMISOM oo Jiiray Hooyo Xaamilo ah iyo Nin Arag la’
Ciidamada AMISOM ayaa gaari nooca dagaalka oo ay wateen waxa ay duleedka Degmada Ceelbuur ku jiireen qoys shacab ah islamarkaana ku noola deegaan ku dhow Ceelbuur. Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur Cabdi...
View ArticleTrump oo jeediyay Khudbadiisii ugu horeeysay Kadib Guushii uu gaaray
Madaxweynaha Cusub ee Wadanka Mareykanka Doland J.Trump oo maanta ku guuleystay Doorashada madaxtinimo ee Mareykanka ayaa jeediyay khudbadiisa Guusha. Trump oo la hadlayay boqolaal kamid ah...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo Hambalyo u Diray Donald Trump
PP- (Muqdisho) Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin loogu diray Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareynka Donald J. Trump. Warsaxaafadeedkaan oo ku qornaa...
View ArticleGaroowe: Madax qaybeedyo Tababar loo soo xiray
Wasaaradda shaqada shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland ayaa maanta tababar soconayey muddo 5-maalmood ah usoo xirtay Madax-qaybeedyada Farsamada Kumbuyuutarrada iyo...
View ArticleWasaaradda Haweenka Puntland oo wacyi galin ka samaysay tuulada Baleey
Garowe (Puntland Post):- Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda haweenka iyo horumarinta qoyska Puntland ayaa maanta ka sameeyay tuulada Baleey oo ku taala duleedka Waqooyi bari ee magaalada Garowe wacyi...
View ArticlePress Statement on Presidents elect Donald Trump
The Government and people of the Federal Republic of Somalia warmly congratulate President elect Donald Trump on his electoral victory today. President elect Donald Trump has been elected to serve as...
View ArticleWARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawlada Puntland iyo wefdi uu Hogaaminayo oo...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo oo hawlo shaqo ugu maqnaa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta isla markaana maalmihii u danbeeyey ku sugnaa...
View ArticlePuntland iyo Galmudug oo Madaafiic isku dhaafsaday Gaalkacyo
Waxaa faafaahino dheeraad ah ay ka soo baxayaan dagaalo ciidamada Puntland iyo Galmudug ku dhexmaray magaalada gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Dagaalka xalay ka dhacay ayaa ahaa mid xoogan waxana...
View ArticleDiyaarado Dagaal oo Duqeeyay Gobolka Jubbada Dhexe
Waxaa weerar qorsheysnaa ay diyarado dagaal ku qaadeen deegaano hoosyimaado magaalada Bu’aale ee xarunta Gobolka Jubbadda dhexe. Diyaaradaha ayaa si gaar ah madaafiic ugu garacay deegaan lagu magacaabo...
View Article