Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Mucjiso Maanta lagu arkay Magaalada Muqdisho

$
0
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu arkay Mucjiso Taasi oo ay si weeyn ula yaabeen dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Xaafada Xalane Degmada Wadajir ayaa waxaa Wado Dhexdeeda lagu arkay Magaca Allah oo ku Qoran wadada dhexdeeda.

Dadweyne Badan ayaa isugu Soo Xuumay Halka ay Mucjisadaan ku arkeen kuwaasi oo Si weeyn u layaabay.

Waxaa Xusid mudan in dadka Qaarkood ay isku Dayeen in ay Tir Tiraan hayeeshee markii la tir tiro ay sideeda ku soo noqoneeyso.

Culimada Muqdisho ayaa ku tilmaamay in arintaan ay tahay mucjiso laguna cibro qaato

Hoos ka daawo Sawirada.

mucjiso-1 mucjiso-2 mucjiso-3

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Mucjiso Maanta lagu arkay Magaalada Muqdisho appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>