Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22750 articles
Browse latest View live

Diyaarada Jabuuti Airline oo 25 Sano Kadib Muqdisho ka soo Dagtay

Waxaa Maanta oo Talaado Ah Taariikhduna ay ku beegantahay 15 November Garoonka Magaalada Muqdisho ka soo Dagtay Diyaarada Djauuti Airlines Ee Dalka dalkaasi Jabuuti. Diyaaradaan Ayaa Duulimaadkeedii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Godobjiraan oo Agabyo waxbarasho u qeybiyay 4 tuulo

Godobjiraan (Puntland Post):- Gudoomiyaha Degmada Godobjiraan ee Gobolka Nugaal ayaa agab waxbarasho u qeybiyay, Maamulayaasha, Macalimiinta iyo Ardeyda Iskuulada Tuulooyinka kala ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe oo maanta laga bilaabay ololaha gurmadka abaaraha Puntland

Garowe (Puntland Post):- Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta Sare Dr Mohamed Cali Faarax  iyo xubno kamid ah Guddiga Abaaraha Waxbarashada Sida Maxamed Jaamac Yuusuf Tigay ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay gudiga xalinta colaadda Gaalkacyo iyo...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15  Nov, 2016  la kulmay guddigii khilaafaadka Dawladda Puntland ay u wakiilatay kulamada ku salaysan nabadaynta magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Haweenka oo daahfurtay shirka daryeelka caruurta Puntland

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Dowlada Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta daahfurtay shir dib u eegis lagu samaynayo Mashaariicda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Cali Xaaji Warsame oo si weyn looga soo dhaweeyay Kismaayo

Kismaayo (Puntland Post):- Waxaa shalay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubaland si diiran loogu soodhaweeyay Musharax Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah Musharaxiinta doonaya inay u tartamaan sanadka 2016...

View Article

Weeraro Ismiidaamin ah iyo Dagaal Xalay ka Dhacay Degmada Tiyeeglow

Weeraro isugu jiray qaraxyo ismiidaamin ah iyo dagaal toos ah ayaa xalay lagu qaaday fariisimo Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur galbeed ku lahaayeen Degmada Tiyeeglow ee Gobolka...

View Article

Qarax Qasaare Geeystay oo ka dhacay Maqaaxi Ku Taalo Kismaayo

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhow halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino oo qasaare Geeystay. Qaraxaan Ayaa waxaa la la eegtay...

View Article


Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo kamid noqday Xubnaha Baarlamaanka Somalia

Wasiirkii hore ee  Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Mustaf Shiikh Cali dhuxulow iyo Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf ayaa kamid noqday goordhaweyd xubnaha Aqalka Hoose ee...

View Article


Ergey lagu dilay hoolka doorashada aqalka hoose ee Cadaado

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta lagu dilay banaanka goobta ay ka dhacayso magaalada Cadaado doorashada Aqalka Hoose ee baarlamanka Soomaaliya mid ka mid ah ergooyinka dooranaya Xildhibaanada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN:- Musharaxnimada Abshir Xasan Abshir

Amb-Abshir iyo Madaxweyne KikweteTANZANIA Garowe (Puntland Post):- Musharax Abshir Xasan Abshir wuxuu culuumta sayniska iyo siyaasada kusoo bartay dalka Maraykanka Jaamacadda ) University of Maryland,...

View Article

Hordhac:- Waraysiga Musharax Abshir Xasan Abshir Doorashada 2016

Daawo hordhaca wareysi xiiso leh Musharax Abshir Xasan Abshir oo ka mid ah musharaxiinta isu soo taagay tartanka doorashada 2016 ee dalka Soomaaliya.. Musharaxa ayaa todobaadkan marti ku ah barnaamijka...

View Article

Ciidamo Turki ah oo megengelyo waydiistay Jarmalka

Ciidamo ka tirsan militariga dalkaTurkiga ee ku sugnaa xarunta NATO ee dalka Jarmalka ayaa megengelyo weydiistay dalkaasi. Ciidamadan oo ku sugnaa saldhig ku yaalla dhanka Koofur galbeed ee  dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaan bax Roob doon ah oo siwan looga Tukaday Magaalada Bosaso

Boosaso(Puntland Post):-Shacab kala duwan oo ka kal yimid xafadaha ay ka koobantahay magaalada Boosaaso, culimaa udiin, Maamulka gobalka Bari, kan dagmada Boosaaso ayaa isugu soo baxay saalad roob doon...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roobaab Saacado badan Socday oo Ka Da’ay Muqdisho

Waxaa Magaalada muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa  manata si weyn waxaa uga  da’ayo roob ay dadka ku diirsadeen iyadoona roobka saakay uu saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqi guud ee magaalada. Roobka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mucjiso Maanta lagu arkay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu arkay Mucjiso Taasi oo ay si weeyn ula yaabeen dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho. Xaafada Xalane Degmada Wadajir ayaa waxaa Wado Dhexdeeda lagu arkay Magaca Allah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afar Shirkadood oo isugu soo haray tartanka dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo

Garowe (Puntland Post):-Hay’adda Wadooyinka iyo Dayactirka Jidadka Puntland ee (PHA) ayaa maanta soo bandhigtay afar shirkadood oo isugu soo haray tartanka qandaraaska dhismaha wadada Garowe iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan balaaran oo looga hadlayo abaarta oo maanta lagu qabtay Garowe.

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka qabsoomay magaalada garowe kulan balaaran oo looga hadlayo sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa qoysaska ku barakacay abaaraha ku dhuftay deegaanada iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe oo lagu qabtay tuugo xadi jirtay Bateriyadda Layrarka Wadooyinka.

Garowe (Puntland Post) :- Maamulka Dowlada hoose iyo Gollaha Deegaanka Garowe ayaa ku guulaystay qabashada dad lagu eedeynayo inay ahaayeen tuugo bateriyada kala bixi-jirtay baalayaasha ay ku xiran...

View Article

WAREYSI Musharax Abshir Xasan Abshir Doorashada Soomaaliya 2016

Garowe (Puntland Post):- Barnaamijka DAREENKA DHIIRANE oo maalin walb oo Jimco ah kala socotaan Warbaahinta PUNTLAND POST todobaadkan waxaa su,aalo ku saabsan barnaamijkiisa Siyaasadeed iyo Qorshihiisa...

View Article
Browsing all 22750 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>