Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

WAREYSI Musharax Abshir Xasan Abshir Doorashada Soomaaliya 2016

$
0
0

Garowe (Puntland Post):- Barnaamijka DAREENKA DHIIRANE oo maalin walb oo Jimco ah kala socotaan Warbaahinta PUNTLAND POST todobaadkan waxaa su,aalo ku saabsan barnaamijkiisa Siyaasadeed iyo Qorshihiisa Musharaxnimo lagu waydiinayaa Musharax Abshir Xasan Abshir oo kusoo biiray Musharaxiinta doonaya inay u tartamaan doorashada dalka Soomaaliya sanadka 2016-ka.

Wareysiga Musharaxa ayaa taabanaya dhinacyo kala duwan.

Haddaba Halkan hoos ka daawo wareysiga Musharax Abshir Xasan Abshir.

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post WAREYSI Musharax Abshir Xasan Abshir Doorashada Soomaaliya 2016 appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>