War Qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa lagu sheegay in Shaqdii laga Joojiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Mudane Xaashi Cilmi Nuur.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho
The post Gudoomiyaha Maxkmada Sare oo Shaqadii ka joojiyay Gudoomiyaha Maxkmada Gobolka Banaadir appeared first on Puntland Post.