Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22750 articles
Browse latest View live

Wasiirka Arimaha Gudaha Somalia oo kamid Noqday baarlamaanka Somalia

Wasiirka Arrimaha Gudaha  Xukuumada Waqtigeeda uu Dhamaaday Ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa  ayaa noqday xildhibaan Aqalka Hoose. Kadib Doorasho ka dhacday magaalada Cadaado ayuu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland iyo Galmudug oo Ku Guulaystay Xabad Joojintii Dagaalka...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubnihii guddiga ee loo xilsaaray soo afjaridda colaadda Gaalkacayo ayaa maanta gelinkii danbe 18 November, 2016 waxay ku guulaysteen...

View Article


Wasiir weeraray Xarunta Doorashada Jowhar

PP- (JOWHAR) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in iska hor imaad uu ka dhacay magaaladaasi. iska hor imaadkaasi ayaa u dhaxeeyay Ciidamo uu...

View Article

Dilal Kala duwan oo Muqdisho ka dhacay

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa saacidii ugu dambeeysay waxaa ka dhacay Dilal Kala duwan. Dilalkaan ayaa waxaa loo geeystay Ciidamo Katirsan kuwa dowlada iyo Dad Shacab Ah oo ku sugan...

View Article

Koox Hubeeysan oo Weerartay Hoteel Galkacyo uu ka daganyahay Madaxweynaha...

PP- Galkacyo: Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Koox Hubeeysan ay Xalay Weerar ku qaadeen Koonfurta Magaalada Gaalkacyo. Wararka ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Dallacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Daraawiishta

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 November, 2016 waxa uu dallacsiiyay saraakiil ka tirsan ciidamada daraawiishta  Dawladda Puntland , saraakiishaas oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin: Kulanka Manchester United iyo Arsenal

Kooxda Manchester United ayaa garoonka Old Traffrod ku soo dhawaynaysa galabta kooxda ay sida wayn u xifaaltamaan ee Arsenal kulanka ka tirsan Horyaalka England ee Premier leaque-ga. Tababare cusub ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Maxkmada Sare oo Shaqadii ka joojiyay Gudoomiyaha Maxkmada...

War Qoraal ah oo ka soo baxay  Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka  Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa lagu sheegay in Shaqdii laga Joojiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Mudane Xaashi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal oo maanta xilka la wareegay

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta lagu qabtay xarunta Qeybta Booliska Gobolka Nugaal ee Magaalada Garowe Xaflad ay xilalka kula kala wareegayeen taliyihii horre ee Qeybta Booliska Gobolka Nugaal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaartooy Reer Australia ah oo kusoo wajahan Puntland iyo Somaliland.

Melbourne (Puntland Post):- Jaaliyadda Soomaalida ee Qaaradda Australia ayaa soo sagootisay 22 ciyaartooy ah oo  kooxaha kubadda cagta kula ciyaari doona Magaalooyinka Garowe iyo Hargeysa, Kuwaas oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saraakiil Ciidanka Nato oo Bosaso kula kulamay Wasiirka Dekadaha Puntland

Bosaso (Puntland Post):- Kulankan oo Mudo kooban ka socday xarunta Wasaarada Dekedaha ee Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka qeybgalay saraakiil ka socotay Midowga Yurub, gaar ahaan kuwa howlgalka la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiga Nabadeynta Gaalkacyo

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 November 2016 kulan laqaatay guddiga nabadaynta magaalada Gaalkacayo ee Dawladda Puntland iyo maamulka Galmudug, guddigaas oo loo...

View Article

Guddiga Doorashooyinka oo Hakiyay Doorashadii Jowhar

War-saxaafadeed:-Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxuu aad uga walaacsan yahay rabsahadaha gacan ka hadalka ah ee ka dhacay xarunta doorashada ee Hirshabeelle /jowhar xalay oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United iyo Arsenal oo Barbar-dhac Galay

Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa garoonka Old Trafford ku galay barbar-dhac 1:1 ah, kulan ka tirsan Horyaalka Premier leaque-ga  ee England laga ciyaaro. Juan Mata ayaa hogaanka u dhibay...

View Article

Xasan Sheekh oo ka digay in ciidamo hubeysan lala galo goobaha doorashooyinka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey dowlad gobolleedyada dalka, guddiyada doorashooyinka, ciidamada qaranka Soomaaliyeed, ciidamadda dowlad...

View Article


Qarax ka dhacay Suuq Ku yaala Muqdisho

Goordhow Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay qarax kaasi oo la la eegtay goob aan sidaasi kaga dheereeyn Suuqa Bacadlaha Xamar weyne. Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena waa ku dhaawacmay qaraxasi oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi ka socdo Dowlada Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Jowhar Gaaray

Waxaa Goordhow Gaaray magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka qaranka Somalia Cumar Dhagaweyne. Wafdiga ayaa waxaa sidoo kale qeeyb ka ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda TADAAMUN Oo Daah furtay Olalaha Gurmadka Abaaraha

Bosaso (Puntland Post):-Hay’adda TADAAMUN Ayaa Boosaso maanta si rasmi Ah Oga daah furtay Barnaamij Loogu gurmanayo Dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Gobolka Bari, Waxaana ka qeybgalay Masuuliyiin kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

in ku dhow 100 Qof oo kuu Dhimatay Shil tareen oo ka dhacay Hindiya

Ugu yaraan 96-qof ayaa ku dhimatay shilkaan oo ka dhacay waqooyiga gobolka Uttar Pradesh kadib markii uu shilgalay tareen ka koobnaa 14 qaybood sidaas waxaa xaqiijiyay booliska. Dhacdadaan ayaa dhacday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda PSU,Hay,adda PHA iyo Guddiga Qandaraaska Puntland oo beeniyay war...

Madaxweynaha Jaamacadda PSU Maxamuud Sheekh Xaamid Garowe (Puntland Post):- Shir jaraa,iid oo ay maanta si wada jir ah ugu qabteen magaalada Garowe, Maamulka Jaamacadda PSU,  Gudoomiyaha Hay,adda...

View Article
Browsing all 22750 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>