Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Wafdi ka socdo Dowlada Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Jowhar Gaaray

$
0
0

Waxaa Goordhow Gaaray magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka qaranka Somalia Cumar Dhagaweyne.

Wafdiga ayaa waxaa sidoo kale qeeyb ka ah Xog-hayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Somalia Micheal Keating Taliyaha Nabadsugida Somalia General Gaafoow iyo Taliyaha Booliska Somalia S/Guuto Maxamed Xasan Xaamud.

Wafdiga ayaa lagu wadaa in ay u guur galaan Shaqaaqadii dhowaan Qasaaraha geeystay ee ka dhacday Magaalada Jowhar.

Wafdiga ayaa lagu wadaa in ay kulamo la qaataan Gudiga Doorashooyinka Hir Shabelle Masuuliyiinta Hir Shabelle iyo Wasiirka Ciyaaraha oo Ay Ciidamadiisu Ay Rasaaseeyeen Xarunta Doorashada Ee Jowhar.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

 

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post

The post Wafdi ka socdo Dowlada Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Jowhar Gaaray appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>