Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22760

Xildhibaan Daahir Xaaji Geele oo Garoowe ku geeriyooday

$
0
0

Allaha u naxariistee waxaa Xalay magaalada Garoowe Ee Caasimada Puntland ku geeriyooday xildhibaan Daahir Xaaji Geele Faarax oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia.

Allaha u naxariistee Xildhibaan daahir Xaaji Gelle Faarax ayaa kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee Lagu Doortay Dhowaan Magaalada Garoowe.

Xildhibaanka ayaa geeridiisu ahayd mid kedis ah waxaana la sheegay in Dadka uu kula caweeynay Xalay Garoowe hayeeshee uu ka sheegtay markii Dambe Xoogaa Wadno Xanuun Ah Waxyar kadibna naft ay ka baxday.

Xildhibaan Daahir Xaaji Gelle Faarax ayaa lagu wadaa in maanta aas qaran loo sameeyo.

PUNTLAND POST

The post Xildhibaan Daahir Xaaji Geele oo Garoowe ku geeriyooday appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22760

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>