Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Baydhabo: Fiqi iyo Saacid oo kala xaajoonaya Cuqaasha Bay sidii lagu soo xero gelin lahaa Roobow (Warbixin)

$
0
0

Baydhabo: (pp)-  Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Raiisal wasaaraha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Saacid iyo Wasiirka Gaashaandhiga Fiqi ay u tageen degmada Baydhabo sidii wada hadal loola furi lahaa Odayaal ka wakiil ah  Abuu mansoor Roobow.

IMG_4145 (2)Roobow ayaa  Asbuucii la soo dhaafay  wada hadalo la galay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Bay iyo Odayaal ka tirsan Beesha uu ka soo jeedo, kuwaas oo ay ka wada hadlay arrimo ku aadan Wadaxaajood nabadeed iyo Xabad joojin intaba.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Saacid iyo Fiqi ay magaalada Muqdisho ka kaxeysteen Xildhibaano deegaanka ka soo jeeda iyo Malaaqyo si ay ula xaajoodaan Odayaal ka socda dhanka Roobow.

Dowlada Federaalka  inksta oo ay iska fogeysay in ay  Baydhabo u tagtay wada-xaajood ku aadan Abuu mansoor Roobow , hadana waxaa soo xoogaysanaya Xaqijinta Warkaasi.

Puntlandpost, Baydhabo, Soomaaliya

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>