Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garoowe: Ragii dilay Sheekh C/qaadir oo maanta ka qisaasay

$
0
0

Ragii ka danbeeyey dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa maanta la qisaasay , kaddib markii lagu soo cadeeyey in iyagu ahaayeen raga ka danbeeyey  dilkii Allaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax.

Allaha u naxariistee Sh. C/qaadir Nuur Faarax

Allaha u naxariistee Sh. C/qaadir Nuur Faarax

Nimanka la qisaasay maanta ayaa la kala oran jiray Cabdiraxman Xuseen Jaamac Bile oo ahaa ninkii gacantiisa ku dilay Shiikh C/qaadir  iyo Cabdulaahi Cismaan Axmed ”Caynte” oo ahaa qabanqaabiyihii dilka Sheekha.

Shacabka Puntland ayaa soo dhoweeyey qisaasta ragan ,oo ahaa ragii  ka shaqeeyey dilka Sheekh C/qaadir nuur Faarax oo ahaa Sheekh ay aad i jeclaayeen dadka Soomaaliyeed gaar ahaan Puntland oo aad u tabtay.

Puntlandpost, Garoowe 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>