Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Kismaayo: Qarax lala beegsaday Ciidamada AMISOM ee Kismaayo ku sugan (Daawo...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax lala eegtay ciidamada Amisom ee ku sugan magaalada Kismaayo uu geystay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxaas ayaa la sheegayaa inuu ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nairobi: Axmed Madoobe oo weli Fadhiya Nairobi , maxayse tahay Sababtu??

Nairobi: (pp)- Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) oo asbuucyadii tegay gaaray Addis Ababa , Jigjiga, Gaalkacyo . Garoowe , Qardho , hadana ku sugan Nairobi ayaa la sheegayaa inuu gaaray guulo lixaad leh,...

View Article


U.N. Says Corruption Rampant in Somalia

NAIROBI, Kenya—A United Nations report published Wednesday paints a dark picture of rampant corruption within Somalia’s fledgling government, a portrait that could turn off donor countries that...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nairobi: Xasan Sheekh oo cadaadis siyaasadeed uga yimid Kenya iyo Ethiopia,...

Nairobi: (pp)-  Madaxweynaha DF ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa doonaya in Maalmaha nasoo haya uu gaaro dalka Kenya, caasimadiisa Nairobi, kaddib markii ay soo wajahday siyaasad hor leh oo uga...

View Article

Maxay kula tahay Puntland 15 sano kadib

GAROOWE(PP): Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan sheikh Maxamed Maxamuud wuxuu 14-kii  bishan ku dhawaaqay inuu joojiyey doorashooyinkii golaha degaanka Puntland markii laga baqay in ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlada Puntland oo ka hadashay shaqaaqadii Qardho & Saadiq eenow oo difaacay...

Garoowe: (pp)- Wasiirka warfaafinta Dawlada Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo galabta ka qayb galaayey barnaamij dood ah oo ay qabatay Idaacada BBC-da ayaa ka waramay shaqaaqadii ka dhacay Magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

khilaaf adag oo salka ku haya arrimaha Jubbooyinka oo u dhexeeya Saacid iyo...

Sida ilo lagu kalsoonyahay kuna sugan xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya wuxuu sheegayaan in hadda khilaaf muuqda uu soo kala dhex galay madaxda sare ee dowladda Soomaaliya. Xasan iyo Saacid...

View Article

Waraysi lala yeeshay Maxamed Cali Ameeriko (Daawo Video)

Daawo Waraysi lala yeeshay lala yeeshay Maxamed Cali Ameeriko oo ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya. Daawo Video Puntlandpost.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Gobol cusub oo Puntland lagu daray iyo Wasiiro la ansaxiyey

Garoowe: (pp)-Xildhibaanada Puntland ayaa maanta Cod aqlabiyad ah ku ansaxiyey gobol cusub oo loogu magacdaray Gardafuul, gobolkaas oo noqonaya kii 9-aad ee Puntland kusoo biira iyo Wasiiro ku xigeeno...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe: Issimada Puntland oo ka hadlay marxalada kala guurka ee Puntland iyo...

Garoowe: (pp)- Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah issimada ugu caansan deegaanada Puntland ayaa ka hadlay marxalada kala guurka ee Puntland ka dib wareysi uu tuulada Kalabeyr kula yeeshey...

View Article

IRELAND: Xalka Puntland ilaah ka sokow wuxuu ku jiraa in sidan la yeelo

PP: Waxaan bilownay faafinta aragtida akhristayaasha, waxaan idanka alle mid mid ama labo labo u soo dayn doonaa qoraalada na soo gaaray, weli qoraalada waad noo soo diri kartaan idinkoo ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda oo maanta dib ugu soo laabatay...

Muqdisho: (pp)- Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E Fawsia Yusuf Haji Adam ayaa maanta dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho kadib markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland oo taageeray go’ aankii xukuumada Puntland

Allaah baa mahadleh nawaafajiyey talada teeda wanaagsan, anagoo ah jaaliyada walaaha ah ee Puntland iyo Jubaland ee caasimada labaad ee UK, Birmingham waxaan soo dhawaynaynaa go aankii xukuumada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo: Hawgalo ammaanka lagu sugayo oo Kismaayo si xowli ah uga socda

Kismaayo: (pp)-  Magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka J/hoose ayaa waxaa ka socda howlgalo wax looga qabanayo ammaanka magaalada oo maalmihii la soo dhaafay ay ka jireen kooxo dhibaatooyin u geysata...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Dalalada ay ku midaysan yihiin Ururada aan Dowliga ahayn ee PUNTSAA...

Dalalada ay ku midaysan yihiin Ururada aan Dowliga ahayn ee PUNTSAA oo shir saxaafadeed qabtay maanta ayaa ugu baaqay Siyaasiyiinta iyo shacanbka Puntland in la adkeeyo Nabadgelyada Puntland. Madaxad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Sugida ammniga Puntland oo looga hadlayo Caasimada Puntland

Garoowe: (pp)- Kulan looga arrinsanayo sugida ammniga Puntland ayna goob joog ka tahay hay’ada UNDP ayaa ka socda caasimada Puntland ee Garoowe, kulankaas oo ay ka soo qayb galeen laamaha ammaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Isimada Puntland oo dhamaadka bisha ramadaan shir u furmi doono.

Garoowe: (pp)- Sida ay Warbaahinta Puntlandpost u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kal soonaan karo waxaa dhamaadka bisha ramadaan kadib uu shirweyne balaaran uga furmaayaa Magaalada Garoowe ee caasimada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goormaan ka guurnaa kanaa illa qabiil ah iyo kanaan qola wadaagnaa??

Goorma ayuu shacabka soomaaliyeed hurdada dheer uu ku jiro ka toosayaa? Goorma ayuu garwaaqsan uuna fahmin waxa dantiisu kujirto,iyo cidda dantiisa u oofineysa , kuna taageerayaa shakhsiyaadka hadba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya waxey ku baaqeysaa Guddi Dhex-dhexaadin ah in loo sameeyo...

Muqdisho, 23 July 2013 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wallaac ka muujisey warbixintii ay dhowaan guddiga dabagalka Xayiraadka Hubka Soomaaliya iyo Eretria oo khaladaad fara badan oo qaarkood...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Ragii dilay Sheekh C/qaadir oo maanta ka qisaasay

Ragii ka danbeeyey dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa maanta la qisaasay , kaddib markii lagu soo cadeeyey in iyagu ahaayeen raga ka danbeeyey  dilkii Allaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>