Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Shirka Qurba-joogta Puntland oo lagu qabanayo Minneapolis 31 August – 1st Sept, 2013

$
0
0

Waxaa shacabka Puntland ee ku dhaqan USA la ogeysiinayaa in la qabanayo shirkii qurbajoogta Puntland oo ka dhici doona Minneapolis 31 August – 1st Sept, 2013.

PDF oo qabnaysa oo shirka qurbajoogta Puntland

PDF oo qabnaysa oo shirka qurbajoogta Puntland

Shirkaas ayaa waxaa ka soo qayb galaya masuuliyiin sare oo ka socota dowlada Puntland, Dad waxgarad ah oo shaqooyin muhiim ah ka soo qaybtay duddaha iyo dibada dalka , Aqoonyahano qabiiro ku ah siyaasada cakiran ee daka Soomaaliya iyo ashqaas kale oo muxrtarim ka ah bulshada dhexdeeda.

 

Wixii faah-faahin ah kala soco Flerka hoose

4th Annual Puntland Diaspora Conference – flyer

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>