Dowlada Puntland oo soo bandhigtay Qodobada Dastuurka wax laga bedelay
Dowlada Puntland ayaa saxaafada usoo bandhigtay qodobdada Dasruurka Federaalka ee ay dowlada hadda jirta ay wax ka bedeshay , qodobada la bedelay ayey Puntland saxaafada u soo badhigtay si shacabka...
View ArticleShirka Qurba-joogta Puntland oo lagu qabanayo Minneapolis 31 August – 1st...
Waxaa shacabka Puntland ee ku dhaqan USA la ogeysiinayaa in la qabanayo shirkii qurbajoogta Puntland oo ka dhici doona Minneapolis 31 August – 1st Sept, 2013. PDF oo qabnaysa oo shirka qurbajoogta...
View ArticleShirka Qurba-joogta Puntland oo lagu qabanayo Minneapolis 31 August – 1st...
<a href=”http://www.puntlandpost.com/pp/wp-content/uploads/2013/08/4th-Annual-Puntland-Diaspora-Conference-flyer.pdf“> Shirka Qurba-joogta Puntland oo lagu qabanayo Minneapolis 31 August – 1st...
View ArticleGaalkacyo: Ogeysis jamacad cusub oo laga furayo Galkacyo (Warbixin)
Bisharo! Bisharo! Bisharo! Guud ahaan bahda wax barashada jecel waxaa loogu bisharenayaa in magaalada Galkayo laga furay Jamacadda Puntland State University (PSU) lagana furay masjidka Abuhurayra...
View ArticleKismaayo: Dagaalkii lagu soo qaaday Afmadow oo Saraakiil jaanib ah lagu dilay
Kismaayo: (pp)- Dagaalkii ka dhacay degmada Afmadow 29kii Bishan ramadaan ayaa waxaa ka xaqiijiyey in dagaalkaas ay qayb ka haayeen Saraakiil Ajanabi ah oo u dhashay dalka Yemen, waxaana la cadeeyey...
View ArticleProf. Geedi oo khudbad taariikhiya ka jeediyey Nairobi , taageerayna...
Nairobi; (pp)- Raiisal wasaarihii hore ee DF ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo khudbad taariikhiya ka jeediyey Xaflad lagu taageerayey Maamulka Jubbaland State ayaa , wuxuuna dhanka kale ku...
View ArticleSanad guuradii 15aad ee aasaaska Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo...
Waxaa lagu qabtay xaflad si wayn loo soo agaasimay oo lagu xusaayey asaaskii Dowlad Gooboleedka Puntland ee Soomaaliya oo ka soo wareegtay mudo 15 sano ah. Xafladaan oo loo qaybiyey labo qaybood....
View ArticleGothenburg: Munaasabadda 1da Agoosto oo si heer sare ah looga xusay magaalada...
Gothenburg: (pp)- Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyadda Puntland ee ku dhaqan magaalada Gothenburg , Munaasabaddan oo lagu xusayay maalintii dhidibada loo aasay...
View ArticleMuqdisho: Jawaari oo u anbabaxay Uganda
Muqdisho: (pp)- Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Xubno uu hogaaminayey ayaa u anbabaxay Dalka Uganda , kaddib markii ay Casuumaad ka heleen Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Uganda.....
View ArticleDHAGAYSO: Ilyaas Barre Shiil oo khudbad Xasaasi ah ka sheegay Shirkii Nairobi...
Nairobi(PP): Ilyaas Barre Shiil oo ah xildhibaan ka tirsan barlamaanka Kenya kana qeyb galay shirkii lagu soo dhaweynayay Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland ayaa waxaa uu ka jeediyay Khudbad Xasaasi ah....
View ArticleNairobi: Khudbadii Prof. Geedi iyo dhawaaqa ay bixisay (Warbixin)
Nairobi: (pp)- Prof. Cali Maxamed Geedi oo ahaa Raiisal wasaarihii dowladii Allaha u naxariistee Marxuum C/laahi Yuusuf oo khudbad ka jeediyey maalin kahor shir lagu qabtay Nairobi , isla markaana lagu...
View ArticlePuntland President’s Statement at Money / Value Transfer Service Meeting in...
Money-Transfer-Speech <a href=”http://www.puntlandpost.com/pp/wp-content/uploads/2013/08/Money-Transfer-Speech.pdf”> Puntland President’s Statement at Money / Value Transfer Service Meeting in...
View ArticleWaa inaan saamayn ku yeelannaa tababarada Fifa Axmed C/dalla”Tigaana”
Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha PL Axmed C/dalla (Tigaana) ayaa daboolka ka qaaday in xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ay ka wada hadleen sidii tababarad qaybtood loogu qaban...
View ArticleGarowe: Ururka Dhakhaatiirta Gobolka Nugaal oo maanta lagu dhawaaqay (Warbixin)
Garowe: (pp)- Dhaqaatiirta Gobolka Nugaal ayaa Maanta Saxaafada ku shaaciyay Jiritaanka Urur ay ku mideysan yihiin Dhaqaatiirta Gobolka Nugaal oo Magaciisa Marka lasoo gaabiyo loo yaqaan NUGMA ....
View ArticleWarbixin hor-dhac ah oo laga soo saaray shilkii diyaaradeed ee ka dhacay...
Muqdisho: (pp)- Guddigii loo xil saaray inay soo baaraan xog rasmi ahna ka keenaan qaabkii ay ku burburtay diyaarad ka soo degeysay garoonka diyaaraddaha ee Aadan Cabdulle International, waxaana...
View ArticleXubno ku guuleystey inay dib ugu soo laabtaan kuraasta ay ku lahaayeen...
Garowe: (pp)- kulan balaadhan oo ay isugu yimadeen mid ka mida beelaha degta Buuhoodle ayaa maanta lagu soo xulay xubinta uga mid noqoneysa baarlamaanka Puntland islamarkaana waxay beeeshu sheegtay...
View ArticleCarmo: Qalab-Casri ah oo lagu wareejiyay, Bilcil Carmo Hospital (Sawiro)
Carmo: (pp)- Waxaa Maanta Dagmada Carmo ka dhacdey Xaflad-heersare ah, Taasoo aheyd mid Qalab-Caafimaad oo Casri looguna deeqey Bilcil Hospital Carmo. Ugu horeyn waxaa halkaas si-weyn loogu soo...
View ArticleKampala: Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Proff: Maxamed Sheekh Cismaan...
Kampala_ (pp)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Proff: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa kulan balaaran la yeeshay Jaaliyada iyo ardayda Soomaaliyeed , Waxaana halkaasi ka hadlay qaybaha kala...
View ArticleMuqdisho: Guddigii loo xil saaray baarista eedeynta kufsiga oo maanta howlgalay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa magacaabay 15-kii bishan laba guddi oo heer wasiir iyo mid farsamo ah kuwaas oo soo baara eedeynta la...
View ArticleDhegeyso: Cali Dheere Waxaan u baahan nahay is qarxiyaal badan
MUQDISHO: Afhayeenka Alshabaab Cali Dheere oo lahadlay Warbaahinta Alshabaab ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay ka dhiidhiyaan dhibaatada loo geysanayo dadka shacabka ah ee...
View Article