Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Puntland TV oo lagu soo qaaday Xalay iyo Habeen hore Khudbadii Madaxweynaha Puntland uu ka jeediyey shirkii New Deal (Daawo Video)

$
0
0

Talevsionka Puntland Tv oo laga daawan karo meelo badan oo Caalamka ka mid ah oo ay ka mid yihiin Somalia, Africa, Australia iyo bariga dhexe ayaa xalay iyo habeen hore lagu  soo qaaday khubdabii madaxweyne Faroole uu ka jeediyey shirkii New Deal ee ka dhacay dalka Biljam 16-kii bishan aan ku jirno, iyadoo waqtigaas la qariyey Khubbadii madaxweynaha Jubbaland State uu la jeediyey shirkaasi.

Daawo Video-ga

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>