DANGORAYO: Tafsiirka Qur,aanka Kariimka oo Dongoroyo dad lagu barayey muddo...
Degmada Dongorayo oo ka tirsan gobolka Nugaal waxaa lagu qabtey xaflada lagu soo gaba gabeynayay Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah oo mudo sanad ah Dongoroyo ka soconayey, iyadoona gabo gabadii dadkii...
View ArticleGAROOWE: Kulan ku saabsan ka hortaga cudurka Duumada oo Garowe lagu qabtey...
Hay’adda ANPPCAN ayaa magaalada Garowe ku qabatay tababar la xariira sidii dadka loogu wacyi galin lahaa ka hortaga cudurka Duumada ee ka dhasha kaneecada.iyadoona la gaaray xili roobaadkii Dayrta....
View ArticleMUQDISHO: Raiisal Wasaaraha DF iyo wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Geneva,...
Muqdisho: (pp)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyaga oo ku sii jeeda...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeyey dilka Xildhibaan Xuseen C/Salaam.
Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareyey dilkii caawa magaaladda Muqdisho loogu geystay Xildhibaan Xuseen C/Salaan oo ka mid ahaa Xlidhibaanadda...
View ArticleSANCA: Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayey oo si diiran loogu soo...
Sanca: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. C/raxaan Maxamed Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka mid yihiin Wasiirka Caafimaaka Puntland Dr. Cali C/llaahi Warsame iyo Wasiirka Aminiga Gen....
View ArticleKenya shopping mall attack: ‘No women involved, say al-Shabaab, as Briton is...
Somali terrorist group al-Shabaab has said that only men were involved in the attack on an upmarket Kenyan mall that left at least six Britons dead. The denial came amid speculation that British terror...
View ArticleKhudbadii Jubbaland ee Copenhagen oo dhamaytiran (Daawo- Video)
Waxaa halkan ku dhan xafladii loo sameeyey laguna soo dhoweeyey madaxweynaha Jubbaland State Axmed Islaam (Madoobe) Daawo Video Puntlandpost.com
View ArticlePuntland TV oo lagu soo qaaday Xalay iyo Habeen hore Khudbadii Madaxweynaha...
Talevsionka Puntland Tv oo laga daawan karo meelo badan oo Caalamka ka mid ah oo ay ka mid yihiin Somalia, Africa, Australia iyo bariga dhexe ayaa xalay iyo habeen hore lagu soo qaaday khubdabii...
View ArticleDr. Gaas oo waraysi siiyey Universal (Daawo Video)
Daawo Waraysi uu Universal siiyey Prof. C/weli Cali Gaas, isagoo ka mid ah musharaxiinta u taagan tartanka Musharaxnimada Puntland. Daawo Video Puntlandpost.com
View ArticleMadaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayey oo la kulmay madaxweynaha iyo...
Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayey oo safar shaqo u jooga dalka Yemen, magaalada Sanca ayaa kulan aad u ballaaran la yeeshay madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha dalka yemen , iyagoo ka wada...
View ArticleDowlada Federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ka bilowday Jahawareer Siyaasadeed...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in DF ee Soomaaliya ay Jahawareer siyaasadeed oo ku adaan Jubbaland State ay ka bilowday magaalada Muqdisho, kaddib markii maalinkii shalay ay...
View ArticlePUNTLAND: Waxgaradka Puntland oo taageeray Hakinta go’aanka Puntland ay...
Waxgaradka Puntland ee ku nool magaalooyinka Garoowe, Gaalkacyo iyo Boosaaso ayaa si weyn u taageeray Hakinta go´aankii Puntland ay xiriirka uga jartay DF ee Soomaaliya, waxayna waxgaradku ku...
View ArticleDhegeyso Yariisow oo laga Waraystay Arrimo Xasaasiya isla markaasna si dadban...
Af-hayeenka DF ee Soomaaliya, Yariisow oo Waraysi siiyey TV-ga Somalichanel, ayaa si dadban u sheegaya in dastuurka wax laga bedelay , isagoo mar sheegaya in dastuurka wax ka bedelkiisa in ay ka...
View ArticleNAIROBI: Sheekh Umal oo Salaadii Jimcaha ka hadlay Mowduuc ku saabsan Diinta...
Nairobi: (pp)- Allaha ka raali noqdee waxaa Salaadii Jimcaha maanta ka hadlay Sh. Maxamed Umal oo si guud uga hadlay Mowduuc ku saabsan Diinta iyo Jihaadka . Ka faaiidaysta Walaalaha muslimka ahow....
View ArticleAkhriso Shaqo ka fariisagii ay dalbatay Yusur & arrimaha murugada leh ee ay...
HE Hassan Sheikh Mohamud President of Federal Republic of Somalia Mr President: It is with great sadness that I submit to you this letter to serve as my official resignation of the post of Governor of...
View ArticleThe official resignation of the post of Governor of the Central Bank of Somalia.
HE Hassan Sheikh Mohamud President of Federal Republic of Somalia Mr President: It is with great sadness that I submit to you this letter to serve as my official resignation of the post of Governor of...
View ArticleBosaso:Musharax Cali Xaajo Warsame oo si diirran loogu soo dhaweeyay...
Bosaaso(pp) Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah ragga u tartamaya xilka madaxtinimadda dowlada Puntland ee Sanadka danbe ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Bosaaso xarunta...
View ArticleGaalkacyo:Duqa Gaalkacyo-”Waa in loo diyaar-garoobaa sidii aan u xoolayn...
Gaalkacyo(pp) Duqa Degmada Gaalkacyo Col.Axmed Cali Sallaad oo gurmad ka yimi Gobalka Mudug soo gaarsiiyay dowlada Puntland ayaa sheegay in la taagan yahay waqtigii xoolo loo aruurin lahaa dadka ku...
View ArticleDongorayo:Faah faahin madaxwaynaha Pl oo la kulmay qoysaskii ku xoolo waayay...
Dongorayo(pp) Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa duleedka tuulada qarxis oo ka tirsan Degmadda Eyl kula kulmay boqolal Qoysaskii ku xoolo waayay duufaantii...
View ArticleDongorayo:WFP oo la-raali galiyay iyo Ururka KDO oo deeq gaarsiiyay qoysas...
Dongorayo(pp) Ururka maxaliga ah ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan KDO ayaa gurmad raashin ah maanta gaarsiiyay qoysaskii ay saamaysay roobabkii duufaanta watey ee todobaadkii hore ka da’ay...
View Article