Invitation to Tender for Construction Materails for 90 Transitional Shelters...
Click here to Download The post Invitation to Tender for Construction Materails for 90 Transitional Shelters for Galkayo IDPs under SIDA, SOFM1602 appeared first on Puntland Post.
View ArticleDaacish oo sheegtay inay Weerar u Geysteen kolonyo Gaadiidka Amisom ah oo...
Ururka Daacish oo ku xoogan dalalka Ciraaq iyo Suuriya, ayaa sheegtay in weerarkii ugu horeeyay ay ka gaysteen dalka Somaliya, isla-markaana ay la beegsadeen kolonyo ay leeyihiin Ciidanka Amisom. Gaari...
View ArticleRoobab lagu diirsaday oo ka da’ay Magaaloyinka Garowe iyo Qardho
Garowe(Puntland Post)-Wararka ay Warbaahinta Puntland Post ka helayso degaano badan kamid ah Puntland ayaa sheegaya inuu si fiican uga curtay Roobka gu’ga oo ay mudo baahi badan u qabeen Dadka uu...
View ArticleWaa sidee jawiga magalo madaxda Puntland ee Garowe ka dib roobkii xalay ka...
Garowe(Puntland Post) Wajiga maanta oo Tallaado ah magalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa ka duwan sidii hore, ka dib markii xalay fiidkii uu ka da’ay roob lagu diirsaday oo mudo ka badan hal saac...
View ArticleMUSHAAR LA’AANTA GARSOOYAASHA DALKA SABAB MA UTAHAY CADAALAD DARADA DALKA?
Magaalada muqdisho ee Caasiamada Dalka soomaaliya waxaa kasocda Shir looga hadlayo Arimaha garsoorka Dalka waxaana Shirkaasi kaqeybgalay garsoorayaasha Maamulka goboleedyada Dalka iyo Kan DFS...
View ArticlePuntland oo loogu baaqay inay muhiimada siiso dhalinyarada wax ku bartay dalka
Garowe(Puntland Post) Cabdiqaadir Abshir Muuse (Guray) oo ka mid ah dhalinyaradda ku nool magalada Garowe ayaa Olale xooggan ugu jira sidii dhalinyarada wax bartey qayb uga noqon lahaayeen dowladda...
View ArticleWarbixin: Man. City iyo Real Madrid oo Caawa Fooda isku daraya Afar Dhamaadka...
Manchester-(Puntland Post ) Manchester City ayaa soo dhaweyneysa kooxda Real Madrid Caawa kulanka lugta koowaad ee Champions league wareegisiia afar dhamaadka kaasoo ka dhici doona garoonka Etihad...
View ArticleAl-shabaab oo saacado kooban la wareegay saldhig ay Ciidamada Dawladu ku...
Baydhabo(Puntland Post)-Kooxda Al-shabaab ayaa saakay soo weerartay Saldhig ay Ciidamada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Daynuunay ee Gobalka Bay oo Magaalada Baydhabo u jirta...
View ArticleWasiir Ilkajiir oo ka hadlay Cadaalad darada ba’an ee wadanka ka jirta
Wasiir Cabdilaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) Muqdisho(Puntland Post)-Wasiirka Cadaalada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya General Cabdilaahi Axmed Jaamac Ilkajiir ayaa sheegay inay Wadanka ka jirto...
View ArticleDaacish oo soo duubtay muuqaal cusub oo ay ku sheegeen inay xero ciidan ka...
Kooxda la baxday Dawlada Khilaafada Islaamka ee Daacish ayaa soo bandhigtay muqaal cusub oo ay ku sheegeen inay xero Ciidamo ay ku tababartaan ay ku furteen Dalka Soomaaliya, muuqaalkan cusub waxaa ka...
View ArticleShirweynihii todobaad ee Gudiga-Haga Mashruuca “Deegaanku Waa Noloshaada” oo...
Garowe(Puntland Post) Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa martigelisay shirweynihii Todobaad ee gudiga haga mashruuca “Deegaanku Waa Noloshaada” kaasoo...
View ArticleWasaradda waxbarashada Puntland oo soo saartey xeerka tacliinta sare ee Puntland
Garowe(Puntland Post) Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntand ayaa maanta daah furtay muqararka cusub ee dugsiyada hoose/dhexe ee Puntand, kaasoo markii ugu horeysay si rasmi ah...
View ArticleKooxaha Man. City Iyo Real Madrid Oo Barbaro Gool La’aan Ah Ku Galay Etihad...
Kooxda Manchester City ayaa barbaro Real Madrid kula gashay garoonka Etihad, lugta hore ee afar dhammaadka Champions League. Qeybtii hore ee kulankan ayaa ku soo idlaaday barbaro 0-0, iyadoo aan la...
View ArticleSoomaaliya oo sannadkan lagu marti qaaday kulanka todobaadka bulshada Caalamka
Bogota(Puntland Post)Asbuucaan waxaa magala madaxda Dalka Colombia ee Bogota ka furmay shirka Todobaadka Bulshada Rayidka ah ee Caalamka, shirka socday muddo saddex maalmood ah waxaa ka soo qaybgalay...
View ArticleHay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmasuqa Puntland oo...
Hay’adda astaynta maamul Wanagga iyo la dagaalanka musuqmasuqa dowladda Puntland ayaa tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan Maamul Wanaagga iyo sidii Musuqmaasuqa loola dagaalami lahaa u qabatay qaybo...
View ArticleCiidamo diidan jogitaanka Cali Khaliif Galayr ee Buhoodle oo sheegay inay la...
Buhoodle(Puntland Post)-Ciidamo ay leeyihiin Dadka degaanka Buhoodle oo saxaafada kula hadlay Magaaladaas ayaa shaaciyey inay si buuxda ula wareegeen Amaanka Buhoodle, waxayna digniin adag u direen...
View ArticleUrurka dhakhaatiirta Puntland oo tacsi u diray Dr.Habiibo Nuux Ismaaciil
Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha ururka Dhakhaatiirta Puntland Dr.Cabdirisaaq Cartan ayaa dhambaal tacsi ah u diray isagoo wakiil ka ah guddiga dhakhaatiirta, Dr.Habiibo Nuux Ismaaciil oo hooyadeed...
View ArticleWasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo ka war bixiyay roobabkii ugu danbeeyay...
Garowe(Puntland Post) Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & horumarinta Reer Miyiga ee dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hadlay roobabkii oo si wanaagsan uga curtay...
View ArticleMAAMULKA GOBOLKA SH/DHEXE OO SHEEGAY CABSI LAGAQABO WEBIGA SHABEELE
Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe Muxumad Sugaal Cismaan ayaa Waxa uu kawarbixiyay Xaalada biyaha webiga Shabeele. Gudoomiye Kuxigeenka Waxa uu sheegay in Xiligaan...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo kulamo la qaatay Maal-qabeeno Sucuudiyaan ah.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Riyaad ee Caasimadda Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulamo kala duwan la qaatay maal-qabeeno kasoo jeeda...
View Article