Atletico Madrid Oo Guul Dahabi Ah Garoonkeeda Kaga Gaadhay Bayern Munich...
Kooxda Atletico Madrid ayaa guul dahabi ah garoonkeeda kaga gaadhay kooxda Bayern Munich kulanka lugta hore ee Champions Leaque-ga, waxayna Atletico guushan ku gaadhay 1:0 Atletico Madrid ayaa...
View ArticleHooyo uur leh iyo cunug ay dhashay oo ku dhintey baraag ku taala Tuulo-Jalam
Garowe(Puntland Post) Hooyo Uur leh iyo Wiil yar oo ay dhashay ayaa ku geeriyooday Tuulada Jalam ee Gobolka Nugaal, kadib markii Daad soo rogmaday maalinkii shalay uu qariyay Baraag Biyo Buux...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo ku wajahan magalada Bosaso xarunta Gobalka Bari
Garowe(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu wadaa maalinta beri ah (JImce) inuu ka dego garonka diyaaradaha magalada Bosaso. Socdaalka...
View ArticleIsbitaal la duqeeyey magaalada Aleppo ee dalka Siiriya
Photo: Daily Mail In ka badan 27 qof ayaa ku dhimatay, tiro kale oo aan la xaqiijina waa ku dhaawacmeen weerar cirka ah oo dowladda Bashaar Al-asad ay isbitaal ku yaal magaalada Alleppo ka geysatay in...
View ArticleBosaso:Beelo Oodwadaag ah oo La kala Wareegay Diyadda Dad 25 sanno ka hor la...
Guddoomiye K/xigeenka gobolka Bari Axmed Cabdullaahi Cirro ayaa ka qayb galay xaflad ay mag jifiyeed ay ku kala guddoomeen Lao beelood oo oodwadaag ah oo ka heshiiyay diyada dad lagu laayay colaad 25...
View ArticleMaxay la kulmaan dadka fiisaha usoo doonta Qunsuliyada Itoobiya ee Garowe?
Garowe(Puntland Post) Soomaali badan oo ka kala yimi Koonfurta,Waqooyiga (Somaliland) iyo gobalada kale ee Puntland ayaa magalada Garowe usoo raadsada fiisaha dal ku galka Itoobiya, maadama ay xarunt...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Heshiis Taariikhi ah la saxiixday...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahan hawlo shaqo oo muhim ah u joogey magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Dalka Sucuudi Carabiya ayaa maanta 28-April-2016...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo soo gaaray Addis ababa berrina ku soo wajahan Boosaaso
Cabdiweli Cali Gaas, madaxweynaha Puntland Addis Ababa (Puntland Post) — Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” oo maalmihii la soo dhaafay hawlo shaqo u joogay dalka Sucuudiga ayaa...
View ArticleSomaliland oo dib Puntland ugu soo celisay gaari dhawaan laga dhacay
Garowe(Puntland Post)-Taliyaha Ciidamada Booliska Dawlada Puntland Jeneral Cabdirsaaq Afgaduud oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Garowe ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu lahaa Madaxweyne...
View ArticleJubbaland oo soo dhawaysay qaxooti kasoo laabtay Kenya
Kismaayo(Puntland Post)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ahna xarunta KMG ah Dawlada Jubbaland ayaa lagu soo dhaweeyey Qaxooti kasoo laabtay xeryaha qaxootiga Soomalida ee Dalka...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey Bosaaso
Bosaaso(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali ayaa gaaray Magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, waxaana soo dhawaynta Madaxweynaha ka qayb galay boqolaal qof...
View ArticleShirkadda SOMTEL oo kor u qaaday adeega isgaarsiinta , Qiimahana hoos u dhigtay
Shirkadda SOMTEL Soo kabashada iyo kor u kaca isdaba jooga ah ee ku imaanaya Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa waxaa uu noqday mid ku soconaya xaawaare aad u sareeya, xawaarahaan ayaa keenay in ay yimaadaan...
View ArticleMaxkamadda sare ee Ciidamada Soomaaliya oo dil ku xukuntay rag loo haystay...
Muqdisho(Puntland Post)-Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida ee Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa dil ku xukuntay rag horay racfaan ugu qaatay Maxkamadaas markii ay dilka ku-xukuntay Maxkamadda...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyey...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ugu maqnaa waddamada Ethiopia iyo Sucuudi Carabiya ayaa maanta 30-April-2016 dalka dib ugu soo laabtay waxaana siweyn loogu...
View ArticleRaisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Baarlamaanka faah-faahin kasiiyey...
Raisul Wasaare, Cumar Cabdirashiid Cali Shamake. Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa maanta hor tagey Baarlamaanka Dawlada...
View ArticleGuddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo Hakiyay Howlihii Gurmadka
Guddiga gurmadka abaaraha ayaa soo gabagabeeyay wajigii kowaad ee gurmadkii biyo dhaaminta ahaa ee ka wadeen qaar ka mid aha goboladda dalka Guddoomiyaha Guddiga Culumadda Abaaraha Sheekh Fu’aad...
View ArticleDacish oo doonaysa saldhigooda ugu weyn ee Bariga Afrika inay ka samaystaan...
Cabdiqaair Muumin, Hogaamiyaha Dacishta Bariga Afrika Kooxda la baxday Dawlada Khilaafada Islaamka Dacish ayaa bilwoday inay isku fidiso Dalalka Islaamka ah ee Nugul, iyagoo Saldhigyo ka samaysanaaya...
View ArticleMuumin Jimcaale: Anniga oo da’dan ku jirra waxa igu qasbay in aan hubka qaato...
Muumin Cilmi Jimcaale waa hor-joogaha dagaal-yahano iskood isu abaabulay oo xoogaga Al-shabaab kala Wareegay Deegaanno dhowr ah oo Hoos-taga Degmooyinka Maxaas iyo Moqorkori ee gobolka Hiiraan....
View ArticleAxmed Madoobe oo nabadooni-naaya wada hadal lagu xalinaayo khilaafkii...
Axmed Madoobe iyo Cabdi Maxamuud oo Jigjiga kuso dhaweeyey Guuleed Jigjiga(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa gaaray Magaalada Jigjiga ee xarunta...
View ArticleCaalamka oo maanta looga dabaal-degaayo maalinta shaqaalaha Aduunka
Waxaa Guud ahaa Caalamka maanta la fasaxay goobaha shaqadda iyadoo loo dabaald-degaayo 1-da May oo ah Maalinta shaqaalaha Aduunka, dhamaan shaqaalayaasha goobaha kala duwan ee Caalamka ayaa maanta la...
View Article