Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Somaliyeed ee dalka Holland

$
0
0

Ogeysiis Dhamaan Dadwaynaah ku Nool Dalka Holland, Fadlan nagala soo qaybgala Xaflad lagu soo dhawaynayo doorashadii Dimuqraadiga ahayd ee ka dhacday Puntland State of Somalia iyo Curashaddii Dawlad Goboleedka ku meel gaarka ah ee Jubbaland.

f_sfeer_01Xafladda oo la qaban doono labbo jeer, laguna kala qaban doono magaalooyinka

Eindhoven iyo Utrecht

Eindhoven:

Maalinka: Jimcaha ah, 24-01-2014

Waqtiga: 18:30 Galabnimo

Goobta: Asc. Planetenlaan 1A, 5632 DG, Eindhoven

Wixii faahfaahin ah kala xariirayaa: Mahad Saciid: 0031- 648482895

Utrecht:

Xafladda labaad waxa eey ka dhaceysaa magaalada Utrecht, eey macluumaadka hoos ku qoran:

Maalinka: Sabtida ah, 25-01-2014

Waqtiga: 18:00 Galabnimo

Goobta: Majella Centrum Vleutensweg 494, 3532, Utrecht

Wixii faahfaahin ah kala xariir: Daahir Saciid: 0031-641920296

Mahadsanidiin,

Maxamed Qaasim

Daabacaadda: Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>