Waxaa magaalada Garoowe si diiran loogu soo dhaweeyey Fanaanka weyn ee loo yaqaan Cali Dhaanto, isagoo la socday Wafdigii ka yimi Kililka ee ismaamulka Federaalka Ethiopia.
Daawo Caasho Geelle oo soo dhoweysay
Waxyar ka daawo Cali dhaanto qaybaha dhaantooyinka
Puntlandpost.com