dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer columbus, Ohio waxaa la ogeysiinayaa in ay ka soo qayb galaan , xaflad lagu taageerayo Madexweynaha cusub ee Puntland State of Somalia, HE Dr. Abdiwali Ali Gaas , iyo ku xigeenkiis, gudoomiya barlamaanka. Laguna soo dhaweeynayo xildhibaanada cusub. Isla markaasna lagu sagootinayo loona mahadnaqayo madaxweynihii hore Dr. Abdirahman Mohamud Farole iyo ku xigeenkii hore iyo barlamaankii hore.
Xafladaas ayaa dhacaysa , isla markaana ka dhacaysa:
Date: Feb1, Saturday Time: 6pm-2Am
address: Aladdin shrine
3850 stelzer rd columbus, ohio 43219
Burhan Ahmed
Puntland Business Forum
Center for Somali American Engagement
2700 E. Dublin Grandville Suite 240,
Columbus,Ohio 43231
Phone: 614-804-2925
Fax :866-901-7546
centerse2013@gmail.com
Puntlandpost.com