Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Guddiga sare ee Hay’adda Wadooyinka PL oo hoggaan doortay(Sawirro)

$
0
0

Garowe(pp) Guddiga sare ee hay’adda wadooyinka dowladda Puntland ayaa maanta iska dhex doortay gudoomiye iyo ku xigeen,ka dib kulan ay maalmihii ugu danbeeyay ku la haayeen magalada Garowe.

2Guddiga ayaa shirkooda uga arrinsanayay hormarinta iyo dardargalinta howlaha hay’adda horyaala,iyagoo arrintaasi ka duulaya waxay gudoomiye u doorteen Cabdi-gaas Warsame Cismaan halka gudoomiye ku xigeenka loo doortay Eng. Axmed Maxamed Macalin markii loo qoondeeyay in doorashadu u dhacdo hab gacan taag ah.

3Sida uu horay u sheegay Gudoomiyaha Hay’adda PHA Maxamuud Cabdinuur ,Sanadkaan waxaa lagu rajo wayn yahay in dayactir lagu sameeyo wadada dheer ee isku xirta Gobaladda Puntland.

5 4 3 1

6

Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>