Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Tacsi: Marxuum Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi

$
0
0

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajiciin

Dhammaan Dadkaan hoos ku qoran waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay Marxuum Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi waxeyna Allaha Awooda leh uga baryayaan inuu ka waraabiyo Jannadiisa Fardowsa, Ehelkii ay ka baxayna inuu Samir iyo iimaan ka siiyo.

Marxuum Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi

Marxuum Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi

Waxaa Tacsidan diraya dadka kala ah:

1.Ambassador Cabdulqani Muxumad Waceys

2. Xildhibaan Ibraahim Cabdalla (Dhaqane)

3.Dr. Asad Suldaan Maxamuud Heybe 

4 Col. Faarax Botaan Warfaa

5. Col. Zubeer Cabdilkariim Boorle

6. Col. Nuux Maxamad Axmed Isaakh

7. Maxamad Xasan Geelle

8. Xuseen Beynax Barre

9.Yuusufmahad Maxamad Aadan

10. Xasan Xaaji Barre

11. Bashiir Suldaan Maxamuud Heybe

12.Yuusuf Suldaan Maxamuud Heybe

13.Muxumad Suldaan Maxamuud Heybe

14.Maxamad Cabdi Xasan

15. Sadiiq Cabdi Xasan Buraale

16. Shugri Cumar Gaboose

17. Dr. Cabdilxakiim Golongol Deyl

18. Cabdiraxmaan Muxumad Aardoon

19. Muqtaar Bashiir

20. Cabdirisaaq Ceymad

21. Maxamad Xuseen Adar

22. Xasan Sheekh Axmed Nuur

23. Xasan Sheekh Cali

24. Bishaar Yuusuf Gamaadiid

25. Axmed Cabdullaahi Geney

26. Maryama Sheekh Cali

27. Axmed Xaaji Maxamad Nuur

28. Cabdi Maxamad Kaahin

29. Deeq Kediye

30.Yuusuf  Barqadle

31. Muxsin Xaaji Cabdi Qorraxeey

32. Xuseen Cabdullaahi

33. Maxamad Yuusuf Barkhadle

Aamiin————Aamiinn—–—-Aamiin————Aamiin 

اللهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا بعده ، واغفر لنا وله

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>