Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxwaynihii hore ee PL oo tacsi ka diray geeridii ku timi Abuukaate C/casiis Nuur(Dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) Allaha u naxariistee habeenimadii xalay magalada Bostan ee wadanka Maraykanka waxaa ku geeriyooday Abuutaake Cabdicasiis Nuur Xirsi oo si wayn looga yaqaan dalka iyo dibadiisa.

FarooleMadaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Dr.CabdiRaxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timi Sharci yaqaan Cabdicasiis,wuxuna ku tilmaamay halyeey Soomaaliyeed oo xilal kala duwan soo qabtay.

Farole ayaa sheegay marxuumku inuu qayb ku lahaa dhismihii Puntland 1998-dii,uuna mudan yahay in la xuso.

Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>