Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo:Ciidanka mamulka Jubbo oo tababar loo furay(Sawirro)

Kismaayo(pp) Saraakiisha ciidanka AMISOM ee ku sugan magalada Kismaayo ayaa maantey duleedka waqooyiga ee magalada Kismaayo halka la yiraahdoMa-dhammaato  waxay tababar ugu fureen in ka badan kun...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Faahfaahin ku saabsan kulankii uu madaxwayne Gaas la qaatay gollaha...

Garowe(pp) Kulanka uu maanta la qaatay madaxwaynaha dowladda Puntland Gollaha wasiiradda ayaa salka ku haya sidii la isaga xog waraysan lahaa howlaha kala duwan ee loo igmaday iyo sida loogu baahan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Ciidanka ammaanka oo baaraya qof rayid ah oo magalada Garowe lagu...

Garowe(pp) Ciidanka ammaanka magalada Garowe ayaa baaritaan ka wada xaafadda Waabari oo habeen ka hor lagu dilay Oday lagu magacaabi jiray Maxamed Xamari,waxana ka war bixiyay taliyaha qaybta booliska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RWCabdiweli “ Wax-soosaarka beeruhu waxa ay laf-dhabar u yihiin xaqiijinta...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa maanta kulan la qaatay beeralayda Soomaaliyeed si uu ugala hadlo caqabadaha haysta iyo kaalinta ay Dowladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu hoggaaminayo Cali M.Geedo oo lagu soo dhaweyay magalada Bosaso

Bosaso(pp) Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geedi ayaa caawa fiidkii gaaray magalada Bosaaso xarunta Gobalka Bari.ka dib socdaal uu saakay kasoo sameeyay magalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GOLE DHINAC WALBA DHAMAYS KA AH(Sh.Culey)

Ma jiraa is bedel? Madaxweyne Gaas waxaa ololihiisii doorashada bud dhig u ahaa oraahda ah ISBEDEL , ISBEDEL, ISBEDEL wuxuuna balan qaaday hadii loo doorto hogaanka Puntland inuu la imaan doono isbedel...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suxufiyiinta Kismaayo oo soo dhaweeyay W/warfaafinta mamulka Jubba(Sawirro)

Kismaayo(pp) Suxufiyiinta ka howlgala magalada Kismaayo xarunta mamulka Jubba ayaa maalinkii shalay qabtay kulan ay kusoo dhawaynayaan wasiirka cusub ee wasaradda warfaafinta mamulkaasi Mudane Ibraahim...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Madaxwaynaha Puntland oo tacsi diray(dhagayso)

Khamiis, Garowe, 30, 01, 2014- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta tacsi ka direy geerida Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ka mida ahaa odayaashii Puntland wax...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Addis ababa:Madaxwaynaha Somalia oo ka hadlay xaalada wadanka uu marayo(Sawirro)

Addis ababa(pp) Madaxwaynaha dowladda Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo maantey ka qayb galay shirka madaxda Midowga africa oo ka furmay magalada addis ababa,wuxuna jeediyay khudbad ka hadlaysa xaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynihii hore ee PL oo tacsi ka diray geeridii ku timi Abuukaate...

Garowe(pp) Allaha u naxariistee habeenimadii xalay magalada Bostan ee wadanka Maraykanka waxaa ku geeriyooday Abuutaake Cabdicasiis Nuur Xirsi oo si wayn looga yaqaan dalka iyo dibadiisa. Madaxwaynihii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Somalia oo baaq u dirtay hoggaamiyayaasha Baydhabo

30 January 2014 Xukuumadda Soomaaliya oo baaq u dirtay Hogaamiyayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta kulanku uga socdo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ceerigaabo:Shiikh C.naasir oo ka hadlay raadka xun ee macsida iyo dhiiga...

Ceerigaabo(pp)Nadwo diini ah oo maalmihii la soo dhaafay ka socotay masaajidka Jaamac wayn ee ee magaalada Ceerigaabo ayaa gashay habeenkii 5aad. Sheikh C/naasir Xaaji Axmed Yuusuf oo ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne oo soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee Koonfur Suudaan “Sawirro”

Addis Ababa , 31 January 2014, Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Dalka Koonfur Suudaan. Madaxweynaha oo ka hadlay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Taliyaha ciidanka difaaca Talyaaniga oo Muqdisho gaaray(sawirro)

Muqdisho(pp) Saraakiil uu hoggaaminayo Taliyaha Guud ee Ciidamada Diifaaca Talyaanig Jeneraal Marco Bertolini ayaa soo gaaray magalada Muqdisho xarunta Somalia,halkaasoo ay kulan kula qaateen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya oo taagero buuxda kala soo noqotay shirka Midowga Afrika

Madaxda dalalka Afrika ayaa waxaa ay garab ka siinayaan Soomaaliya howlgalada lagula jiro Al-Shabaab. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa wuxuu yir” Anaga hadda...

View Article


Xaalada Taliye Sheekalow oo lagu dhaawacay Kismaayo oo soo hagaagaysa

Kismaayo(pp)Waxaa soo hagaagaysa xaaladda caafimaad taliye ku xigeenka taliska ciidanka qiil-mawaaye ee magalada Kismaayo Cabdiqaadir Cali Ciise(Shiikhaalow) oo koox shufto ah ay habeenimadii xalay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Taariikhda RW.hore ee Somalia oo xalay geeriyooday

Garowe(pp)Allaha u naxariistee waxaa xalay wadanka Maraykanka ku geeriyooday ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo mudooyinkii ugu danbeeyay xanuunsanayay. Isagoo jira da’da...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Taariikh nolaleedkii Allaha u naxariistee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo...

Tacsi & Taariikh Nololeed Raysal Wasaare Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ugu horrayn waxaan uga tacsiyaynayaa geerida ku timid Raysal Wasaare Cabdirisaaq Xaaji Xuseen guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Cabdiwahaab”Rajo wayn ayaan ka qabaa xaaladda Somalia inay...

Garowe(pp) Siyaasi Cabdiwahaab Ugaas Khaliif oo Jagadda ra’iisulwasaare ku xigeen kasoo qabtay iyo wasiirka ganacsiga xukumaddii Badbaado qaran ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xaalka wadanka inuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Cali Maxamed Geedi iyo Cabdiwahaab Ugaas Khaliif oo Garowe ka...

Garowe(pp) Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geedi iyo Siyaasi Cabdiwahaab Ugaas Khaliif ayaa inta aysan maanta ka dhoofin garoonka diyaaradaha magalada Garowe waxay tacsi ka direen...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>