Waxaa halkaan laga Tacsisinaynayaa Geeridii ku Timid hooyo Culimo Faarax Guleed oo ku geeriyootay magaalada Boosaaso. Waxaa tacsidan diraya dhammaan ehelka iyo qaraabada. waxaan illaahay uga baryayaan inuu naxariistii Jano ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo Iimaan ka siiyo . Aamiin Aamiin.
Waxaa halkana tacsida looga dirayaa
Marxuumada Ilmaheeda,
walaalaheed iyo Ehelada dhammaan , kuwaas oo ku kala nool Maraykanka , Yurub iyo soomaaliya, Australiya, kuwaas oo kala ah:
Qaali Muuse Xirsi Boqor
M/hore ee Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi Boqor & dhammaan reer Muuse Xirsi Boqor.
Abshir Faarax Guulleed
Maxamuud Faarax Guulleed
C/salaan Faarax Guulleed
Hooyo Faadumo yusuf
Shugri C/laahi Farah, Xaliima C/laahi Farah iyo dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay marxuumadu.
Waxaa tacsidan halkaan ka diraya dadka kala ah:
Reer Saciid Aw Yuusuf , gaar ahaan Ilmo Sheekh Xasan Saciid AW yusuf
Reer Bootaan AW Cabdi
Reer Axmed Aw muuse
Reer C/llaahi Nuux maxamed
Reer maxamuud xassan (maxamud Gaab)
Eedo Faadumo Xasan Cali (Buub)
Eedo Faadumo Maxamed Cusmaan
Reer Faarax Garcade
Maxamed Saalax Maxamed Nageeye
Reer Saciid Yuusuf (Suxud)
Daabacaadda: Puntlandpost.com