Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fanaan Cali Dhaanto oo bandhig faneed ku qabtay magalada Garowe (Sawirro)

Garowe(pp) Boqolaal dadwayne ah oo ay ku jireen wasiiradii hore ee Puntland iyo kuwo cusub iyo qunsulka Itoobiya ee Puntland ayaa caawa kasoo qayb galay bandhig faneed uu qabtay fanaan Cali Bashiir oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Taliska Booliska Puntland oo ka hadlay hubka laga mamnuucay...

Garowe(pp) Shir ay maanta ku yeesheen taliyaha ciidanka booliska Puntland iyo mamulka Gobalka Nugaal ayaa waxaa kasoo baxay qodobo ay ka mid yihiin in hubka uu mamnuuc ka yahay gudaha caasumadda,cidii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magalada Hargaysa oo lagu xiray masuuliyiin dowladda dhexe ka tirsan(Warbixin)

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay garoonka magaalada Hargeysa ka qabteen shalay galab saddex ma’suul oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Boqor Axmed Boqor Cabdilaahi oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timi...

Garowe(pp) Waxaa ilaa shalay nasoo gaaraya fariimo tacsiya oo ay dadka Soomaaliyeed ka dirayaan geeridii ku timi allaha u naxariistee RW.hore ee Somalia Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ku geeriyooday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee Denmark oo ka tacsiyeynaya Geeridii...

Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee Denmark ayaa halkaan Tacsi uga diraya dhammaan ehelkii iyo qaraabadii iyo shacabkii Soomaaliyeed ee ka baxay Raiisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. C/risaaq...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi : Hooyo Culimo Faarax Guulleed

Waxaa halkaan laga  Tacsisinaynayaa Geeridii ku Timid hooyo Culimo Faarax Guleed oo ku geeriyootay magaalada Boosaaso. Waxaa tacsidan diraya dhammaan ehelka iyo qaraabada. waxaan illaahay uga baryayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka dowladda iyo Shabab oo ku dagaalamay Buuraha Galgala(Warbixin)

Bosaso(pp) Ciidanka dowladda Puntland ee ku sugan Buuraha Galgala iyo kooxda Alshabab ayaa ku dagaalamay,wuxuna dagaalkaasi sababay dhimasho iyo dhaawac. Sawir hore Taliyaha dowladda u qaabilsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo:Alshabab oo jartay isgaarsiinta Jubbooyinka(Warbixin)

Kismaayo(pp) Waxaa maalinkii saddaxaad go’an isgaarsiinta magalada Kismaayo xarunta mamulka Jubba,ka dib markii kooxda Alshabab ay albaabada iskugu dhufatay xaruntii ay shirkadda Hormuud ku lahayd...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka NUSEJ oo ka hadlay amarka ay Somaliland ku xirtay Universal Tv

(Warsaxaafadeeda)Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xayiraadda maamulka Somaliland uu ku soo rogay televisionka Universal, taasoo ah tallaabo qaawan oo lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

C/wali“Barnaamijka Heshiishka Cusub waxa uu bilow u yahay DF oo gobanimo leh”

Muqdisho, February 3, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir-guddomiyey kulankii labaad ee uu yeeshay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Col.Xaamud”Masuuliyiadda Kismaayo waxaa la wareegi doono ciidanka...

Muqdisho(pp) Afhayeenka Ciidamadda nabad ilaalinta u jooga gudaha Somalia ee AMISOM Col.Xaamud ayaa ka hadlay badalaada lagu sameeyay ciidanka ka socda dowlada Kenya ee ku sugan magalada Kismaayo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

C/wali“Waan ka xumahay cabsida la geliyay shacabka labadii habeen ee la soo...

Muqdisho, February 4,2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta la kulmay hay’addaha ku shaqada leh amniga, sida Wasiirka Amniga Qaranka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabsi laga muujiyay amaanka magalada Muqdisho(Sawirro)

Muqdisho(pp) Labadii habeen ee lasoo dhaafay magalada Muqdisho waxaa laga maqlayay daryanka qoryaha cul culus ee dhawaqooda laga maqlo meelaha fog,kuwaasoo cabsi ballaaran ku abuurtay shacabka Gobalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wasiiradda cusub ee Puntland oo barito xilalka la wareegaya(Warbixin)

Garowe(pp) Waxaa lagu wadaa maalinta barito ah hadduu uu EEBE raali ka noqdo in ay xilalka la wareegaan inta badan wasiiradda cusub ee dowladda Puntland oo maanta codka kalsoonida la siiyay. Magalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadwaynaha Muqdisho oo ku mashquulsan qaadashada kaararka Aqoonsiga(Sawirro)

Muqdisho(pp) Tan iyo markii mamulka Gobalka Banaadir uu bilaabay qaadashada kaararka aqoonsiga ee muwaadinka ayaa waxaa soo badanayay dadwaynaha qaadanaya kaarkaasi oo lagu tilmaamay inuu ka qayb...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shacabka Muqdisho oo lagala tashanayo sidii ammaanka looga wada shaqayn...

Muqdisho(pp) Wasiirka amniga qaranka xukumadda Somalia Cabdikariin Xuseel Guuleedka ayaa maanta galinkii danbe kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee shacabka Gobalka Banaadir. Kulankaan ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurba joogta Jubbaland oo agab caafimaad soo gaarsiiyay isbitaalka...

Kismaayo(pp) Qurba jooga Mamulka Jubba ayaa waxay soo gaarsiiyeen isbitaalka magalada Kismaayo xarunta Jubadda hoose agabyo caafimaad oo aad u muhiim ah,kuwaasoo mamulka isbitaalka ay ku farxeen....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka warfaafinta iyo saxaafada Muqdisho oo ka wada xaajoonayo xeerka...

Muqdisho(pp) Kulan ay magalada Muqdisho ku yeesheen wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta xukumadda Somalia Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo wariyaasha ka howlgala warbaahiniada madaxa banaan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Nabadaynta oo Maalintii Afaraad ka soconaya Caabudwaaq “Sawirro”

Caabudwaaq(pp) Waxaa maalintii afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud Shirka nabadaynta beelo walaala ah oo dhawaan wax ku kala gaareen deegaano ku yaala gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rugta Ganacsiga Jubba oo xafiis cusub ka furtay magalada Kismaayo(Sawirro)

Kismaayo(pp) Rugta ganacsiga Jubbooyinka ayaa maanta soo bandhigay xafiis cusub oo ay ka furteen xarunta mamulka KMG ah Jubba ee magalada Kismaayo. Xafiiskaan cusub ayaa noqon doono mid ka qayb qaata...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>