Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Cabsi laga muujiyay amaanka magalada Muqdisho(Sawirro)

$
0
0

IMG_4303Muqdisho(pp) Labadii habeen ee lasoo dhaafay magalada Muqdisho waxaa laga maqlayay daryanka qoryaha cul culus ee dhawaqooda laga maqlo meelaha fog,kuwaasoo cabsi ballaaran ku abuurtay shacabka Gobalka Banaadir.

IMG_4320Ra’iisulwasaraha dowladda dhexe ee Somalia ayaa arrintaas si deg deg ah jawaab ugu waydiiyay hay’addaha ku shuqulka leh iyo mamulka Gobalka Banaadir.

IMG_4341Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa sheegay inaysan u dulqaadan karin dagaalka kooxda alshaab ay shacabka ku haysto,wuxuna hay’addaha ammaanka u sheegay in si deg deg ah wax loogu qabto.

Hadaba hoose ka daawo sawirada kulankii maanta uu RW.Dalka la qaatay hay’addaha amniga iyo mamulka Gobalka.

IMG_4335 IMG_4332 IMG_4327 IMG_4324 IMG_4320 IMG_4296

Puntlandpost.com

Xafiiska Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>