Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:Wasiiradda cusub ee Puntland oo barito xilalka la wareegaya(Warbixin)

$
0
0

wasiiraddaGarowe(pp) Waxaa lagu wadaa maalinta barito ah hadduu uu EEBE raali ka noqdo in ay xilalka la wareegaan inta badan wasiiradda cusub ee dowladda Puntland oo maanta codka kalsoonida la siiyay.

Magalada Garowe ayaa ilaa maanta waxaa ka socotay qaban qaabo ballaaran oo wasiir kasta uu ku diyaarinayo warqadaha xilalka iyo xogta wasaaradiisa,waxana sida la sheegay xafladuhu ay noqonayaan kuwo si gaar gaar ah ay wasarad kasta u qabsanayso.

Puntlandpost.com

Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>