Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland iyo wafdigii la socday ee kasoo qayb galay Aaska qaran ee Muqdisho loogu sameeyay RW hore ayaa galabta dib ugu soo laabtay magalada Garowe.
Maadaxwayne ku xigeenka iyo gollayaasha kala duwan ee dowladda ayaa soo dhaweeyay,waxayna u gudbeen madaxtooyadda.
Madaxwayne Gaas ayaa goor dhow warbaahinta la hadli doono,wuxuna ka war bixinayaa socdaalkiisii Muqdisho ee ka qayb galka aaska qaran Cabdirisaaq Xaaji Xuseen.
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe