Wasiirka cusub ee wasaaradda Deegaanka Puntland oo xilka la...
Garowe(pp) Wasiirka cusub ee wasaaradda deegaanka iyo duurjoogta Puntland ayaa maanta xilka si rasmiya ugala wareegay wasiirkii hore,ka dib munaasibad ka dhacday isla xarunta wasaaradda. Waxaa kasoo...
View ArticleKismayo:Al-shabab oo wada hadal ka dib fasaxday Shirkada Hormuud ee Jubbooyinka
Kismaayo(pp)Ururka Alshabab oo ka dagaalama qaybo ka mid ah gobaladda dalka ayaa mudo lix bari ka hor waxa uu xayiraad dul dhigay shirkada isgaarsiinta Hormuud qaybta Jubbooyinka. Waxay horay u diideen...
View ArticleDhagayso:Madaxwaynaha Puntand oo ka hadlaya booqashadiisa Muqdisho(Sawirro)
Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntlad Dr.Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Muqdisho xarunta Somalia. Masuuliyiinta dowladda qaar ka mid ah ayaa...
View ArticleKismaayo:Madaxwaynaha Mamulka Jubba oo la kulmay wafdi ka socda QM(Sawirro)
Kismaayo(pp) Madaxwaynaha mamulka KMG ah ee Jubba ayaa inta uusan kasoo duulin magalada Kismaayo waxa uu kulan kula qaatay xarunta madaxtooyadda wafdi ballaaran oo ka socda Qaramadda Midoobay....
View ArticleGarowe:Ururka Aaran oo deeq buug ah soo gaarsiiyay Jaamacadda PSU(Sawirro)
Garowe(pp) Urur maxali ah oo ka dhisan wadanka australia lana yiraahdo Aaran ayaa deeq buug ah soo gaarsiiyay Jaamacadda Puntland state university (PSU),waxana deeqdaasi buugta ah loogu talo galay in...
View ArticleXasan Shiikh oo casho Villa Somalia ugu sameeyay Dr.Gaas,A,Madoobe iyo...
Muqdisho(pp)Madaxwaynaha dowladda dhexe ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa caawa madaxda ka socota Puntland iyo Jubba ku caasumay casho sharafeed uu ku sameeya xarunta madaxtooyadda,halkaasoo ilaa...
View ArticleRW Cabdiwali “Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen wuxuu ahaa hogaamiye ku...
Muqdisho, February 7,2014——Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeybgalay aaska Qaran ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho loogu sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Marxuum...
View ArticleHay’adda TADAMUN oo soo bandhigtay waxqabadka sanadkii tagay(Sawirro&Dhagaysi)
Bosaaso(pp) Hay’adda Wadaniga ah ee TADAMUN oo ka howl gasha Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ayaa maanta xafiiskeeda magalada Bosaaso kuoo bandhigtay arrimihii ugu waa waynee ee sanadkii tagay u...
View ArticleWar deg deg ah:Madaxwaynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Garowe
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland iyo wafdigii la socday ee kasoo qayb galay Aaska qaran ee Muqdisho loogu sameeyay RW hore ayaa galabta dib ugu soo laabtay magalada Garowe. Maadaxwayne ku...
View ArticleDaawo sawirrada:Maamuuska qaran ee lagu aasay RW hore ee Somalia
Muqdisho(pp) Maanta oo Jimce ah ayaa lagu aasay magalada Muqdisho allaha u raxmadee RW hore ee Somalia Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo todobaadkii hore ku geeriyooday wadanka Maraykanka. Haddaba Aada...
View ArticleWar-saxaafadeed:Madaxwayne Gaas oo Garowe kusoo laabtay(Sawirro)
Jimce, Garowe, 07, 02, 2014- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta dib ugu soo guryo noqday magaalada Garowe ka dib socdaal laba maalin qaatay oo uu Muqdisho uga...
View ArticleMamulka Gaalkacyo oo ka digay Qaadka Kontorobaanka ah (dhagayso)
Gaalkacyo(pp) Mamulka magalada Gaalkacyo ayaa ka digay qaadk(jaadka) sida aan sharciga ahayn loosoo galiyo gudaha magalada Gaalkacy,kaasoo lagu tilmaamay inuu saamayn ku yeeshay qaadista canshuurta...
View ArticleMinneapolis:Fariin Ka Timid Gudoomiyaha Degmada 6’aad, Mudane Abdi Warsame
Minneapolis(pp)Gudoomiyaha Degmada 6’aad ee Magaalada Minneapolis Mudane Abdi Warsame ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray xafiiskiisi ee ku aadan xiisadaha siyaasadeed ka taagan Magaalada Minneapolis iyo...
View ArticleMuqdisho:Wasiirradda Somalia oo soo bandhigay qorshahooda(Sawirro)
Muqdisho, February 08, 2014—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Cabdiwali...
View ArticleMuqdisho:Madaxwaynaha DF oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Brundi(Sawirro)
Muqdisho, 08 February 2014 – Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay doorka Burundi oo uu sheegay inay yihiin Wallaalo dhab ah. Madaxweynaha ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Qeybgalay Kulanka Xusuusta Ay Umadda...
Kulan loogu magac daray Xusuusta ay Umadda Soomaaliyeed ka dhaxashay Ra’isulwasaarihii hore ee Dalka Mudane C/risaaq Xaaji Xuuseen ayaa gelinkii dambe ee maanta lagu qabtay Hotelka Jazeera ee magaalada...
View ArticleGarowe:Wasiirka cusub ee Qorshaynta Pl oo xilka la wareegay(dhagayso)
Garowe(pp)Wasiirka cusub ee wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Puntland ayaa maanta xilka si rasmiya ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaradda,ka dib munaasibad ka dhacday...
View ArticleBosaso:Wasiirka Dekaddaha PL oo xilka la wareegay(Sawirro)
Bosaso(pp) Munaasibad uu xilka kula wareegayo wasiirka cusub ee wasaaradda dekadaha,gaadiidka badda iyo la-dagalanka burcad badeedda ayaa maanta lagu qabtay dekmadda magalada Bosaso,halkaasoo ay kasoo...
View ArticleDaawo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Seattle oo kulan tacsi iyo duco ah u...
Waxaa magaalada Seattle ka dhacay isu imaatin ballaaran oo ay jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolkaani tacsi iyo duco si wada jira ugu dirayeen Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum C/risaaq Xaaji...
View ArticleHargaysa:Baarlamaanka Somaliland oo khilaaf hareeyay (Dhagayso)
Hargaysa(pp) Baarlamaanka Somaliland ayaa ku kala aragti duwan labo mooshin oo horyala fadhigeedo,kaasoo maanta dhaliyay buuq iyo in qaar ka mid ah xildhibaanada ay gacanta iskula tagaan. Arinta kale...
View Article