$ 0 0 Muqdisho(pp) Maanta oo Jimce ah ayaa lagu aasay magalada Muqdisho allaha u raxmadee RW hore ee Somalia Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo todobaadkii hore ku geeriyooday wadanka Maraykanka. Haddaba Aada Sawiradda iyo aaska qaran ee loo sameeyay.