Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Hargaysa:Baarlamaanka Somaliland oo khilaaf hareeyay (Dhagayso)

$
0
0

Hargaysa(pp) Baarlamaanka Somaliland ayaa ku kala aragti duwan labo mooshin oo horyala fadhigeedo,kaasoo maanta dhaliyay buuq iyo in qaar ka mid ah xildhibaanada ay gacanta iskula tagaan.

somaliland-lower-house
Arinta kale ee ay gollaha wakiiladda isku khilaafsan yihiin ayaa ah wax ka badalka xeer hoosaadka baarlamaanka,siiba in la dhimo tiradda xildhibaanadda xilka ka tuuri kara gudoonka sare.waxayna taasi dhalisay in markii danbe ay goobta yimaadeen ciidan ka mid ah kuwo Booliska Hargaysa.

 
Sidoo kale fadhiga maanta waxaa yimi qaar ka mid ah dadwaynaha Hargaysa kuwaasoo doonayay inay la socdaan dooda iyo sida uu xaal noqon karo,balse arrintaasi waxay dhalisay in baarlamaanka qaarkood ay ku tilmaameen inay tahay mid laga danbeebo oo lasoo diray.

 
Afhayeenka baarlamaanka Somaliland ayaa khilaafka dhexyaala ku eedeeyay inuu ku lug lee yahay madaxwayne ku xigeenka Somaliland.

 
Waa markii labaad oo buuq iyo is-maandhaaf uu ka dhexsho baarlamanka Somaliland shalay ayay ahayd markii buuq kan oo kale uu baarlamaanka dhex yimi.

 
Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>