Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Muqdisho:Wasiirka arrimaha dibadda DFS oo la kulmay safiirka Japan ee Kenya(Sawirro)

$
0
0

Muqdisho, February 09 , 2014 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka dowladda Japan u fadhiya Kenya ahna u qeybsanaha Soomaaliya Ambassador Tatsushi Terada oo uu wehlinayay Atsushi Yonezawa oo ah Xoghayaha koowaad ahna madaxa siyaasadda iyo arrimaha guud ee Safaaradda .

 
Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiiru dowlaha Wasaaradda H.E. Buri’ Mohamed Hamza ,Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Mahad Mohamed Salad iyo saraakiil kale oo Wasaaradda ka tirsan ayaa looga hadlay Xiriirka labada dal ee dhinacyada siyaasadda,dhaqaalaha iyo ganacsiga , oo ay ku jirto sidii dowladda Japan ay uga fulin laheyd Soomaaliya mashaariic horumarineed .

 
Kulanka ayaa ku soo dhammaaday jawi isfaham leh .

DSC03915 DSC03916 DSC03917 DSC03919 DSC03920 DSC03921 DSC03922 DSC03923 DSC03925 DSC03926

Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda
Section of Press and Public Relations


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>