Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:Gudoomiyaha cusub ee PUNSAA oo doorashadda ka hadlay(Sawirro)

$
0
0

Garowe(pp) Gudoomiyaha cusub ee Dalladda PUNSAA Nuur Shire Cismaan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay xilka uu qaaday,ka dib markii maanta galinkii danbe loo doortay masuulka ugu sareeya ee PUNSAA.

11Nuur Shire waxa uu sheegay inuu u baahan yahay in lala shaqeeyo oo loo muujiyo wanaag iyo soo dhawayn .

Gudoomiyihii hore Nuur Maxamed Nuur ayaa soo dhaweeyay habka ay doorashu u dhacday.

Dadkii codaynayay oo qaarkood la hadlayay Puntlandpost ayaa ku tilmaamay doorashadii maanta mid ka turjumausa nidaamka iyo kala danbaynta taala deegaanadda Puntland.

Labadda sane ee soo socota ayuu Nuur Shire Cismaan maamuli doonaa Dalladda PUNSAA.

Waxa uu kasoo shaqeeyay laanta Afka Somaliga ee BBC iyo Hay’adda Kaallo.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 12

Puntlandpost.com

Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>