Muqdisho:Wasiirka arrimaha dibadda DFS oo la kulmay safiirka Japan ee...
Muqdisho, February 09 , 2014 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka dowladda Japan u fadhiya Kenya ahna u...
View ArticleM/ku xigeenka PL oo khadka talleefoonka uga qayb galay xaflad ka dhacday...
Sandeigo(pp) Munaasibad ballaaran oo lagu taageerayo madaxda cusub ee dowladda Puntland ayaa waxaa lagu qabtay magalada Sandeigo gaar ahaan Hotelka weyn ee Holiday INN,waxana kasoo qayb galay dadwayne...
View ArticleWar deg deg ah:Nuur Shire Cismaaan oo loo doortay Gudomiyaha PUNSAA
Garowe(pp) Nuur Shire Cismaan oo ka tirsanaa hay’adda Kaalo ayaa maanta loo doortay gudoomiyaha Dalladda PUNSAA ka dib mudo seddex bari ah oo magalada Garowe uu ka socday shiwaynihii afaraad ee...
View ArticleRW Cabdiwali ”waa in bulshadu ku baraarugtaa wax soo saarka dalka iyo...
Muqdisho, February 10, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ballaaran oo looga hadlayay horumarinta kalluumeysiga iyo kheyraadka badda....
View ArticleAxmed Madoobe iyo siyaasiyiin horay ugu kacsanaa oo Kismaayo lagu soo...
Kismaayo(pp) Madaxwaynaha mamulka Jubba oo kasoo qayb galay aaska allaha u naxariistee RW hore ee Somalia loogu sameeyay magalada Xamar ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Kismaayo. Waxaa ka mid...
View ArticleGarowe:Gudoomiyaha cusub ee PUNSAA oo doorashadda ka hadlay(Sawirro)
Garowe(pp) Gudoomiyaha cusub ee Dalladda PUNSAA Nuur Shire Cismaan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay xilka uu qaaday,ka dib markii maanta galinkii danbe loo doortay masuulka ugu sareeya ee PUNSAA....
View ArticleYemen to become six-region federation
Yemen’s president and main parties agreed Monday to transform the unrest-riven country into a six-region federation as part of a political transition. ”The final approval” on creating a “federal state...
View ArticleBosaaso:Dowladda Puntland oo xukuntay ragg ku eedaysan Alshabab(Sawirro)
Bosaaso(pp)Waxaa maanta xukuno kala duwan maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Gobaladda Bari,karkaar,Sanaag iyo Gardafuu ku diray ragg ku eedaysan inay ka tirsan yihiin kooxda alshabab. Xukunka raggaan...
View ArticleCali Kh.Galayr”Haddii aan Muqdisho ku dhinto cida loo raacanayo waa la...
Nayroobi(pp) Xildhibaan Cali Khaliif Galayr oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Somalia ayaa waraysi uu habeenimadii xalay siiyay TV-Universal ayaa waxa uu kaga hadlay dhowr arrimood oo qaarkood...
View ArticleDHAGAYSO:Taariikhdii ay soo mareen ciidanka badda Soomaaliya
Garowe(pp) Maalintii shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 10-ka bisha Feb.waxaa la xusay sanadguuradii 49-aad xiligaas oo ay ku beeg nayd waagii la hirgaliyay ciidanka badda Soomaaliya 1965-dii. Sawir...
View ArticleGaalkacyo:Kooxda kubadda cagta Comsed oo ciyaaro saaxiibtinimo ugu kacaysa...
Gaalkacyo(pp)Waxaa markii ugu horreeysay ka safraya Puntland koox dheesha kubadda cagta,kooxdaasi oo ku siijeeda magaalada Muqdisho si halkaasi ay uga soo ciyaaran ciyaaro saaxibtinimo oo ay la...
View ArticleFinland & Sweden oo caawinaya wasaaradda caafimaadka Puntland(Dhagayso)
Garowe(pp) Agaasimaha guud ee wasaradda caafimaadka dowladda Puntland Dr.Cabdirisaaq Xirsi Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa faah faahin ka baxshay safar uu mudo labo asbuuc ah...
View ArticleSaddex xubnood oo ka tirsan ONLF oo lagu qabtay bartamaha Somalia(Dhagayso)
Guriceel(pp) Saddex xubnood oo ka tirsan Ururka ONLF ayaa lagu qabtay bishaan dhexdeeda Bartamaha dalka Soomaaliya gaar ahaan deegaanadda ay gacanta ku hayaan Ururka Ehlu-suna,xubnahaan la qabtay ayaa...
View ArticleMuqdisho:Wasiirka arrimaha dibadda DFS oo la kulmay saraakiil ka socday...
Mogadishu, February 12 , 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Mr. John Ging oo ah...
View ArticleMadaxwaynaha Somalia”Anigu waxaan qabo ma lahan,waan caafimad qabaa” Dhagayso
Istanbul(pp)Madaxwaynaha dowladda Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo baaritaan caafimaad u jooga wadanka Turkiga ayaa maanta ka hadlay warar kala duwan oo la isla dhex marayay kaasoo ahaa in madaxwayne...
View ArticleHay’addaha ammaanka oo baaritaan ku samaynaya hadalkii laga faafiyay...
Muqdisho(pp) Wasiirka amniga qaranka Dowladda federaalka Somalia Cabdikariin Xuseen Guuleed oo shir jaraa’id ku qabtay magalada Muqdisho ayaa sheegay inay baaritaan addag ku samayn doonaan dadka ka...
View ArticleWasiiradda DF ee Somalia oo ansixiyay Xisaabiyaha & Hanti dhowrka guud
Muqdisho, Khamiis, February 13, 2014—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya...
View ArticleRW oo canbaareeyay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
Muqdisho, Khamiis, February 13, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey galabta ka hor inta aanu ka dhoofin dalka falkii qaraxa ahaa ee kooxaha nabadiidku...
View ArticleRW DF ee Somalia iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Itoobiya
Muqdisho(pp) Ra’iisulwasaraha dowladda federaalka ah ee Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa caawa u dhoofay dalka Itoobiya isaga iyo wafdi uu horkacayo. Cabdiwali Shiikh Axmed iyo wasiiradda la socda...
View ArticleDowladda Ingiriista oo amartay muwaadiniinteeda inay Somalia isaga soo baxaan
Muqdisho(pp)Dowladda Ingiriiska ayaa war bixin ay soo saartay waxay ku sheegtay in ay ugu baaqayso dadka haysta dhalashada dalkeeda ee ku sugan guud ahaan dalka Soomaaliya inay si deg deg ah isaga soo...
View Article