Muqdisho(pp) Wasiirka amniga qaranka Dowladda federaalka Somalia Cabdikariin Xuseen Guuleed oo shir jaraa’id ku qabtay magalada Muqdisho ayaa sheegay inay baaritaan addag ku samayn doonaan dadka ka danbeeyay warka been abuurka ah ee sheegaya inuu geeriyooday Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud.
Waxa uu sheegay Cabdikariin warbaahinta madaxa banaan ee dalka inay si hufan warka u baahiyeen iyagoo ku salaynaya dhabta iyo xigashada.
Puntlandpost.com
Xafiiska Muqdisho