Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxwaynaha PL oo kaarka Aqoonsiga qaatay (Warbixin&Sawirro)

$
0
0

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta shacabka Puntland ku dhiiri galiyay inay qaataan kaarka aqoonsiga Puntlander-nimadda,kaasoo uu ku tilmaamay inay tahay mid qof kasta oo Puntland ku nool looga baahan yahay.

IMG_0505-740x493
Isagoo madaxwayne Gaas arrintaasi shacabka ugu baaqay ayuu maanta markii ugu horaysay waxa uu xarunta dowladda hoose ka qaatay kaarka aqoonsiga oo uu sugayay mudo kooban,wuxuna mamulka Gobalka Nugaal iyo kan Garowe-ba ku ammaanay sid ah fir fircoon oo ay shacabkooda ugu addeegayaan.

IMG_04891-740x493
Qaadashadda kaarka aqoonsiga ee madaxwayne Gaas ayaa ka danbaysay ka dib markuu maanta dhagax dhigay wado laami noqonaysa oo horta xarunta dowladda hoose,wuxuna tilmaamay magalada Garowe inay mudan tahay in la qurxiyo maadama ay masuul ka tahay dhamaan gobaladda Puntland.

aaaa
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>