Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxwaynaha mamulka Jubba oo u socdaalay dalka Kenya (Warbixin)

$
0
0

Kismaayo(pp) Madaxwaynaha Mamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe ayaa maanta ka dhoofay magalada Kismaayo,wuxuna kusii jeedaa magalada Nayroobi ee dalk Kiinya.

axmed-madoobeSafarka madaxwayne Madoobe ayaa la xariira sida ay sheegeen dad ku dhow sidii beesha caalamka ay usii xoojin lahayd hormarka iyo dhismaha mamulka.

Nayroobi ayuu kula kulmayaa masuuliyiin kala duwan wuxuna ka dib u kacayaa dhanka Itoobiya.

Docda kale Saraakiil ka tirsan mamulka ayaa isla maanta u kacay dhanka Gobalka Gedo si ay halkaasi ciidanka jooga usoo siiyaan wacyi galin la xariirka adkaynta ammaanka & la dagalanka kooxda Al-Shabab.

Puntlandpost.com

Xafiiska Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>