Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

300 oo Arday oo Bosaso Loogu Soo Gaba Gabeeyay Tababar Dhanka Xirfadaha (Sawiro+Dhagayso))

$
0
0

(Bosaso pp) Tababarkan oo ay iska kaashadeen hay’adaha Teerre Solidali , Dallada ABYAN iyo Arurka Hodman ayana kafaa’idaysatay 300 OO rday oo Badan kooda Haween Ahaa Ayaa Maanta Lagu Soo Gaba Gabeeyay Magaalda Bosaso Ee Xarunta Gobalka Bari

Waxana Tabarkaan Inta Uu Socday Lagu Baranaayay Xirfadaha Kaladun Ee Gacanta Sida Dhar Karinta , Dawaarka ,Computer iyo Waliba Sida loo Abuuro Ganasiyada Yar yar
21

Munaasabada Xiritaanka Tabarka Ayaa Waxaa Ka qaybagalay Masuuliyiin Ka socda Wasaarada Haweenka Iyo Arimaha Qayaska Ee Puntland ,Madax Arimaha Bulshada Ee Dawlada Hoose Ee Bosaso , Masuuliyiin Ka socdaya Hay’adiii ISka Kaashaday Mashruucan Iyo Marti sharaf kale
Madasha Xaflada Ka Dhacaysay  Oo Ahayd Hoolka Shirarka Ee Hotelka Bulsh Ee Bosaso Ayaa Ardaydu  Ka Fa,iidaysatay Tabarkan  Wax Ey kusoo Bandhigeen Qaar Kamid Ah Wax Yaabihii Labaray Ku Waasi oo ey Siwayn ula dhaceen Ka qayb Galayaasha Munaasabada

10
Gudoomiyaha Dallada Abyan cabadirisaaq    Xidig  Warsame Oo Ugu Horeen Ka Hadalay Munaasabada Xiritaanka Tababarka Aya Ka warbixiyay Tabarka iyo Wax Yaabaha  lagu Baranaayay  Waxana uu Xusay In Tabarkaan Uu soobilaawaday   9 laad Ee Sanadkii Tagay Ee 2013
” Barnaamijkan Wax uu Bilaawday Bishii 9aad Ee Sanadkii Tagay Waxana uu soo dhaamaaday Bishan Waxna ey Baranaayeen Araday Xirfado Kala Duwan Sida , Dawaarka, Dhar Karinta , Computerka iyo Sida loo Abuuro Gancsiga

Qorsha  Aan Maanta Halkaan U Fadhino Waxaa Kow Ka Ah In ey Soo Bandhigaan Ka Faa,iidaysatayaasha Tabarka Wixiilabaray Oo ey Qayb Ka Yihiin Waxa Aad Ku Aragtaan Darbiyada Hortiina Ah  oo qayb Ka Ah Wax Yaabihii La Baray  ”  Sidaasi  Waxaa Yiri Gudoomiyaha Dalada   Abyan Cbadirisaaq  Xidig Warsame

17
Mr Maykal Oo Ah  Madaxa Mashaariicada Ee Hay’ada Terre Solidali oo Dhankiisa Ka Hadalay Munaasabada Ayaa Kula Dar Daarmay Ka Faa,iidaysatayaasha Tabarkan In Wax Ey Barteen ey Sidoo Kale Uga Faa iideeyaan Walaalahooda Aan Nasiibka Uhelin Tabarkan

23
Qaar kamid ah Dadkii kafaa’idaystay Tababarka oo iyagu Dhankooda kahadlay Xaflada Ayaa Ka mahadceliyay aqoonta labaryay Wax Eyna Tilmaameen in Haataba Qaar Kood Ey Ku shaqaystaan Aqoontii Labaray Waxbadan uu Ka Badali Doono Tabarkan Noolashooda

1
Isuduha Wasaarada Haweenka Iyo Arimaha Qayska Ee Dawlada Puntland Ayaan Nuur Shiidle Oo Gabagabdii Ka Hadhashay Munaasabada Xiritaanka Tabarkan Ayaa Amaantay Ha’yadaha Mashruucan Is Ka Kaashaday Wax Eyna Ugu Baaqday In Ey sii Laba Jabaaraan Tabarada Cayn Kani oo Ka La Ah Ee Xirfada Shaqo Loogu Abuuraayo Dadka Aan Waxbo Haysan

19
Tabarkan oo soosocday Mudadii 6 bilood Ee Tagatay ayaanan ahan kii ugu horeyay Oo Ey Iska kaashanayaan Hay’adahan waxa uuna uu Ku Biirayaa Tababaro dhawr ah oo sidna oo kale Looqabatay Dadka Aan Waxbo haysan Kuwaask Isugu Jira Dadka Deegaanka Iyo Waliba Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Sugan Bosaso

22242014111886201016p

Puntland Post

Xafiiska Bosaso

Cabdi Nasir Daacad


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>